Somali news

(UPDATE 1 ) Waxaa La-horistaagay Booqashadii Uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Iswiden (Sweden), Uu Ku Tagi Lahaa Dalka Turkiya

  Dusa (Jimca), 13/01/2023   Boombale tiir laga soo daldaley. Sawir: Rojavakommitteerna.   ISTOOK-HOOLM (STOCKHOLM) – Warar laga helay Magaalo Madaxda Dalka Iswiden ee Istook-hoolm (Stockholm) ayaa waxey sheegayaan in Mudane Andreas Norlén oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Iswiden (Sweden), in laga la-horistaagay Booqasho uu Dalka Turkiya uu ku tagi lahaa Todobaadka soo aaddan. Hor-istaaga uu Dalka Turkiya uu ku ...

Read More »

Waxaa Maanta Qabsoomay Bannaanbaxii Looga Soo Horjeeday Argagixisada Al-Shabaab

  Fabeeley (Khamiis), 12-01-2023 MUQDISHO (WBW: The GBM) – Wararka ka imanayaa Magaalo Madaxda amhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxey sheegayaan in Maanta uu qabsoomay Bannaanbaxii ay Shalay ku baaqeysay Dowladda Soomaaliya, wuxuuna Banaanbaxa uu ka dhacay Garoonka Kubadda Cagta ee Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Injineer Yariisow) ee Magaalada Muqdisho. Dadka kasoo qeybgalay Banaanbixii Maanta ee ka dhacay Garoonka Kubadda Cagta ...

Read More »

Waxaa La Burburiyay Labo Gaari Oo Ay Argagixisada Al-Shabaab Ku Diyaarinayeen Qaraxyo

  Fabeeley (Khamiis), 12-01-2023   BALCAD (WBW: The GBM) – Degmada Balcad oo Hada Katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe asiise markeedi hore katirsaneed Gobolkii Banaadir ee ka koobmay Shabeellaha Hoose, Mudisho iyo Shabeellaha Dhexe kahor intii uusana Gobolkii Banaadir uusan kala jar-jarin Kelitaliyehii Soomaaliya Jeneraal Maxamed Siyaad Barre; kadibna uu Madaxweynaha Iminka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu Gobolkii Banaadir ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya Ayaa Ku Baaqday Inuu Qabsoomo Bannaanbax Ka Dhan Ah Argagixisada Al-Shabaab

  Dabra (Arbaco), 11-01-2023   MUQDISHO (WBW: The GBM) – Waxaa lagu soo waramayaa in Dowladda Soomaaliya ay ku baaqday in uu dhaco Banaanbax Ballaaran, isla markaana uu Banaanbaxaasi uu qabsoomo Maalinta Fabeeley-da (Khamiista) ee Beri ah, Taariikhduna tahay 12-01-2023. Warka wuxuu ku darayaa in Banaanbaxa Ballaaran ee Berito, in uu ka dhacayo Garoonka Kubadda Cagta ee Injineer Yariisow ee ...

Read More »

Maamulka Degmada Balcad Wuxuu Beeniyay In Isbaarooyin Ay Yaallaan Duleedka Degmada Balcad

  Dabra (Arbaco), 11-01-2023   BALACAD – Guddoomiyaha Maamulka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, Qaasim Cali Nuur oo la hadlay Warbaahinta Shabelle ayaa ka hadlay guud ahaan Xaaladda Degmada Balcad. Ugu horeyn wuxuu Guddoomiye Qaasim Cali Nuur uu beeniyay in Isbaarooyin lagu dhibaateeyo Dadka ay yaalaan Duleedka Degmada Balcad. Guddoomiyaha wuxuu sheegay in hal Koontarool oo lagu qaado Canshuuraha ...

Read More »

Booqasho Uu Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Uu Ku Kala Bixinayo 5 Dal Oo Afrika (Africa) Ah

  Wabley (Talaado), 10-01-2023   Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibadda ee Shiinaha Qin Gang | Sawirre: AFP   Wasaaradda Arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa Isniintii (Hobaladii) shalay aheyd shaacisay, in Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibadda ee Shiinaha Qin Gang uu Muddo Xileedkiisa Cusub ku bilaabi doono, Booqasho Dheer oo uu ku tagi doono ilaa Shan Dal (Waddan) oo Afrika (Africa) ku ...

Read More »

(UPDATE 1) Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Iyo Ergo Uu Hugaaminayay Ayaa Gaaray Gobolkii Jubada Sare

  Hobala (Isniin), 09-01-2023   BAYDHABO ( WBW: The GBM) – Magaalo Madaxda Gobolkii Jubada Sare (Bay, Bakool iyo Gedo) asiise hada ah Xarunta Gobolka Bay, ayaa laga soo sheegayaa in Galabta ay gaareen Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Ergo uu hogaaminayay. Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Ergadii uu horkacayayba, ayaa waxaa Magaalada ...

Read More »

Fariin Adag Ee Uu Wasiirka Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare Ee Dalka Somaliland, Uu U Diray Wasiirka Batroolka Iyo Macdanta Ee Dalka Soomaaliya

  Hobala (Isniin), 09/01/2023   HARGAYSA – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye Toorno ayaa si adag uga jawaabay Hadal ka soo yeedhay Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Dawladda Jamhuuriyadda Soomaaliya, kaasi oo sheegay in aan Dalka Somaliland laga soo saari karin wax Shidaal ah. Wasiirka Waxbarashadda Somaliland ayaa waxa uu sheegay in uu ...

Read More »

Guddiga Joogtada Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya Baa Ka Shiray Sharciga Hay’adda NISA

  Hobala (Isniin), 09-01-2023   MUQDISHO – Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa lagu soo waramayaa in uu Shir guddoomiyay Kulanki 12aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Shalay qabsoomay. Shirka ee uu gudoomiyay Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa waxaa looga hadlay Hindise Sharciyeedka Hay’ada Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ...

Read More »

Mareykanka Ayaa Qalab Ciidan (Military) Ugu Deeqay Soomaaliya, Ammaanay-na Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-shabaab

  Cadeeda (Axad), 08/01/2023   Odowaa iyo Andre | Sawir: US Embassy (Twitter)   MUQDISHO – Dowladda Mareykanka ayaa Lacag dhan 9 Milyan oo Dollar oo isugu jirta Hub, Gaadiid, Agab Caafimaad iyo Qalab kale ugu deeqday Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya; Munaasabad Maanta oo Axad ah ka dhacday Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho. Munaasabaddan waxaa kasoo qeybgalay Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed ...

Read More »