Diimiley (Sabti), 21 Oktoober, 2023 1dii Luuliyo 1960kii waxaa israacay Waqooyiga Iyo Koofurta Soomaaliya; waxeyna Soomaaliya noqotay Jamhuuriyad. Xeerka Cusub ee Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaa uu markaasi qorayey in Soomaaliya ay yeelato 123 Mudane oo ka tirsanaanayo Baarlamaanka Soomaaliya mudo shan sano ah. 123da Mudane waxaa si xor ah usoo dooranayo Dadweynaha Soomaaliya; waxeyna sii dooranayaan Madaxweynaha ...
Read More »Somali news
Weerar Ismiidaamin Ah Ayaa Lagu Qaaday Saldhig Ciidanka Soomaaliya Ay Ku Lahaayeen Deegaanka Ceelasha Biyaha
Diimiley (Sabti), 21 Oktoober, 2023 MUQDISHO (WBW: The GBM) – Qarax Weyn oo ismiidaamin ahaay oo isla markaana loo adeegsaday Baabuur laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa, ayaa waxow ka dhacay Degaanka Ceelasha Biyaha oo ku yaalo Duleedka Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho. Qaraxa oo dhacay Saakay Aroortii ayaa waxaa lagu weeraray Saldhig Ciidanka Booliiska Milatariga, ay ku ...
Read More »Wasiirka Gaashaandhigga Dalka Keenya (Kenya) Ayaa Soo Gaaray Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya Ee Muqdisho
Dabra (Arbaco), 18 Oktoober, 2023 MUQDISHO – Wasiirka Gaanshaandhigga Dalka Keenya, Aadan Barre Ducaale iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow kasoo dagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cadde ee Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho. Wafdigan oo kasoo ambabaxay Magaalada Nayroobi (Nairobi), ayaa waxaa soo dhaweeyay Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur. Hadal ay wadajir Warbaahinta ...
Read More »Mareykanka Wuxuu $5 Milyan Dul-dhigay Madaxa Abuukar Cali Aadan
Dabra (Arbaco), 18 Oktoober, 2023 Sawirka: AP WASHINGTON – Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka, Qaybta Bixinta Abaalmarinta Caddaaladda loogu raadinayo Dadka ay beegsadaan Kooxaha Xagjirka ah ayaa shaacisay inay bixinayso Abaalmarin dhan $5 Milyan oo la siinayo Qofkii bixiya Macluumaad horseeda in la aqoonsado meelna lagu hubsada mid kamid ah Hoggaamiyayaasha Al-Shabaab oo lagu magacaabo Abuukar Cali Aadan. ...
Read More »Madaxweyne Xasan Shiikh Wuxuu Maanta Daahfuray Shirka Hanaanka Jiheynta Dowladnimada Casriga Ah
Hobala (Isniin), 16 Oktoobar, 2023 MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo uu wehlinayo Wasiir Koowaadka Dowladda Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta si wadajir ah u furay Shirka Khibrad iyo Aqoon Is-weydaarsiga Istaraatijiyadeed ee Golaha Wasiirrada Dowladda Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo Khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyey Shirka, ayaa ka hadlay Ahmiyadda ...
Read More »Taliyaha Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Gaadhay Talisyada Ciidamada Sanaag Ee Jamhuuriyadda Somaliland
Hobala (Isniin), 16 Oktoobar, 2023 CEERIGAABO – Taliyaha Ciidamada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, Sarreeya Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa Kormeer Hawleed ku tagay Taliska Ciidamada Qaranka ee Gobolka Sanaag, isla markaana Xilalkii u kala wareejiyay Taliyihii Hore ee Qaybta 3aad ee Ciidanka Qaranka Sarreeyo Guuto Muuse Jaamac Delef iyo Taliyaha Cusub ee dhawaaan Xilkaasi loo soo Magacaabay Gaashaanle Sarre ...
Read More »Maanta (16-10-2023) Kusoo Dhawaada Warbaahinta Banaadir Weyne
Hobala (Isniin), 16-10-2023 Waxaan mahaan kula socdisiineynaa Dhamaan Dadkii Heybada Lahaa Ee La Socon Jiray Warbaahinta Banaadir Weyne, in Howlwadeenadii Warbaahinta Banaadir Weyne ay Maanta (16-10-2023) Bilaabeen Howlahoodi. Kusoo Dhawaada Warbaahinta Banaadir Weyne, Idinkoo Ku Mahadsan Dulqaadkiini!
Read More »Dil Lagu Xukumay Askarigii, Taliyeha Ciidan Ku Dilay Deegaanka Lawyacaddo Ee Jamhuuriyadda Somaliland
Cadceeda (Axad), 7da Maajo (May), 2023 HARGEYSA (WBW: The GBM) – Waxaa lagu soo waramayaa in Maxkamadda Ciidanka Milateriga ee Darajada Koowaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ay Dil Toogasho ah ku xukuntay Dable Axmed Cabdi Cabdillaahi oo katirsanaa Ciidamada Bada ee Jamhuuriyadda Somaliland. Warka wuxuu ku darayaa in Askariga ay Maxkamadda Ciidanka Milateriga ee Darajada Koowaad ee Jamhuuriyadda Somaliland ...
Read More »Caleemasaarka Boqor Jaarlees (Charles) Oo Ka Bilowday London
Diimiley (Sabti), 6da Maajo, 2023 Britain Coronation | Photo: AP Dalka Biritan (Britain) waxaa Sabtida maanta ah ka socota munaasabadda lagu boqrayo Boqorka Charles III (Jaarlees-ka saddexaad) iyo xaaskiisa, Queen Consort Camilla. Waa caleemasaarkii boqortooyo ee u horreeyey ee lagu qabto Britain muddo 70 sano ah. Boqorad Elizabeth II, oo sanadkii hore geeriyootay ayaa ahayd boqoraddii u ...
Read More »Gargaar Ay Hey’adda Maareynta Gaarsiisay Dad Ku Barakacay Roob Da’ay
Diimiley (Sabti), 29 Abriilo, 2023 MUQDISHO (WBW: The GBM) – Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa Sacadihii la soo dhaafay ka da’ay Roob Xoogan, wuxuuna Roobkaasi uu geystay Qasaarooyin isugu jiro Dhimasho, Burbur Guryo, iyo Burbur Gaadiid, sida lagu soo waramayo. Intaasi waxaa sii dheer, Biyo aad u badan oo Roobkaasi ka haray isla markaana fadhiistay ...
Read More »