Somali news

Degaanka Janaay Cabdalle Ee Gobolka Jubada Hoose Ayaa Lagala Wareegay Argagixisada Al-Shabaab

  Diimiley (Sabti), 21-01-2023   KISMAAYO (WBW The GBM) – Ciidamada Xoogga Dalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Ciidamada Amaanka ee Dowlad Goboleedka Jubaland ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay Argagixisada Al-Shabaab ay kala wareegeen Deegaanka Janaay Cabdalle oo 60 KM (Kiiloo Mitir) Dhinaca Galbeed uga aaddan Magaalada Kismaayo. Warka wuxuu ku darayaa in Argagixisada Al-Shabaab ay iskaga ...

Read More »

Al-Shabaab Oo Weeraray Degmada Galcad Iyo Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Halkaasi

  Dusa (Jimca), 23-01-2023   Shabaab | Sawirre: AP   GALCAD – Ilaa 25 katirsan Askarta Dowladda Soomaaliya oo uu ku jiro Taliye Ku-xigeen, ayaa la sheegay inay ku dhinteen Weerar Culus oo Saakay Waabarigii ay Kooxda Al-Shabaab ku qaaday Saldhig Ciidan oo ku yaalla Degmada Galcad oo kamid ah Degmooyinkii ay Ciidamada Dowladda Toddobaadkan ka qabsadeen Kooxda Al-Shabaab. Dowladda ...

Read More »

Dagaal U Dhexeeyay Ciidamada Dib-uxoreynta Gobolka Hiiraan iyo Argagixisada Al-Shabaab Ayaa Ka Dhacay Degaanka Beerxaano Ee Gobolka Hiiraan

  Fabeeley (Khamiis), 19-01-2023   BELED WEYNE (WBW: The GBM) – Xarunta Gobolka Hiiraan ee Beled Weyne ayaa laga soo sheegayaa in Maanta uu Degaanka Beerxaano ee Gobolka Hiiraan uu ka dhacay Dagaal Xoogan oo u dhexeeyay Ciidamada Dib-uxoreynta Gobolka Hiiraan iyo Argagixisada Al-Shabaab. Dagaalkii Maanta ee ka dhacay Deegaanka Beerxaano ee Gobolka Hiiraan ayaa wuxuu ka dambeeyay markii ay ...

Read More »

Xukun Dil Ah Ay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ay Ku Riday Mid Katirsanaa Argagixisada Al-Shabaab

  Fabeeley (Khamiis), 19-01-2023   MUQDISHO (WBW: The GBM) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in Maanta ay Xukun Dil ah ku riday Maxamed Cabdi Jiirow oo ku Magac dheer Dr. Fanax isla markaana katirsanaa Argagixisada Al-Shabaab. Ninkan lagu riday Xukunka Dilka ah, ayaa wuxuu Argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa Amniyaadka, isaga oo sheegto in ...

Read More »

Howlgalka ATMIS Ayaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Uga Hambalyeeyay Guulihii Ay Kasoo Hoyiyeen Dagaaladii Gobolada Galgaduud Iyo Mudug

  Dabra (Arbaco), 18-01-2023 MUQDISHO – War kasoo baxay Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ee ATMIS (African Union Transition Mission in Somalia), ayaa waxaa lagu sheegay in Ergayga Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka, Danjire Maxamed Al-Amiin Souef in uu Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliya uu uga hambalyeynayo Xoreynta Magaalooyinka Ceeldheer, ...

Read More »

Howlgal Lagu Dilay Xubno Katirsan Argagixisada Al-Shabaab

  Dabra (Arbaco), 18-01-2023   XAWAADLEY (WBW: The GBM) – Deegaanka Xawaadley oo hada katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe asiise markiisii hore katirsaneed Gobolkii Banaadir ee ka koobmay Shabeellaha Hoose, Mudisho iyo Shabeellaha Dhexe kahor intii uusana Gobolkii Banaadir uusan kala jar-jarin Kelitaliyehii Soomaaliya Jeneraal Maxamed Siyaad Barre, kadibna uu Madaxweynaha Iminka ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud uu Gobolkii Banaadir uu ...

Read More »

Ciidamada Dowladda Ayaa Qabsaday Xarardheere Iyo Galcad

  Hobal (Isniin), 16/01/2023   Ciidamada Dowladda | SAWIRRE: AFP   GALCAD – Ciidanka Xoogga Dalka iyo Xoogagga Degaanka ayaa goordhow la wareegay Gacan ku haynta Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, sida uu VOA u xaqiijiyey Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur. Kooxda Al-Shabaab ayaa dhowr Maalmood kahor ka baxday Degmadaas, kadib Sanado badan oo ay Gacanta ku haysay. Goor sii ...

Read More »

Argagixisada Al-Shabaab Ayaa Laga Xiray 250 Koonto Iyo 70 Telefoon Oo Ay Argagixisada U Adeegsan Jirtay Lacagaha Ay Dadka Ka Baadaan

  Cadceeda (Axad), 15-01-2023   MUQDISHO (WBW: The GBM) – War kasoo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay xirtay 250 Koonto iyo 70 Telefoon oo ay Argagixisada Al-Shabaab u adeegsan jireen Lacagaha ay Dadka xoog uga qaadaan. Warka kasoo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa sheegay Wasiir Ku- xigeenka Wasaarada Warfaafinta ee Dowladda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala. ...

Read More »

Degaanka Ceelhuur Ee Gobolka Mudug Ayaa Waxaa Lagala Wareegay Argagixisada Al-Shabaab

  Cadceeda (Axad), 15-01-2023   DEGAANKA CEELBUUR (WBW: The GBM) – Wararka ka imanaya Degaanka Ceelbuur ee Gobolka Mudug ayaa waxey sheegayaan in Ciidamada Qaranka, gaar ahaan kuwa Gorgor iyo Danab; iyo Ciidamada Daraawiishta Dowlad Goboleedka Gal-Mudug oo iyagane Garab ka helayo Xoogagga Degaanka, in Degaanka Ceelbuur ee Gobolka Mudug ay kala wareegeen Argagixisada Al-Shabaab kadib markii ay Argagixisada Al-Shabaab ...

Read More »

UPDATE 1) Ciidamada Qaranka Soomaaliya Iyo Ciidamada Dowlad Goboleedka Gal-Mudug Ee Soomaaliya Ayaa U Dhaqaaqay Degaanka Ceelbuur Iyo Degmada Xarardheere

  Diimiley (Sabti), 14-01-2023   WISIL (WBW: The GBM) – Degmada Wisil oo katirsan Gobolka Mudug ayaa laga soo warinayaa in ay ka bilowdeen Abaabulo Dagaal oo ka dhan ah Argagixisada Al-Shabaab. Warka wuxuu ku darayaa in Ujeedada ka dambeyso Abaabulada Dagaal ee ka bilowday Degmada Wisil, in ay tahay sidii Argagixisada Al-Shabaab looga saari lahaa Degaanka Ceelbuur iyo Degmada ...

Read More »