Somali news

Walaac Ay Soomaalida Keenya (Kenya) Ka Muujisay Hadal Kasoo Yeeray Raila Odinga

  Fabeeley (Khamiis), 26/01/2023   Raila Odinga   NAIROBI – Hoggaamiyaha Mucaaradka Keenya (Kenya) Raila Odinga ayaa dhawaan meel Fagaara ah Tageerayaashiisa ugu sheegay in uusan Aqoonsanayn Madaxwaynaha Talada haya William Ruto iyo Dowladdiisa. Haddaba, Keenya (Kenya) oo ah Dal ay ku noolyihiin Soomaali badan ayaa qaar kamid ah waxa ay Walaac ka mujiyeen Hadalka Odinga, iyagoo ka Cabsi qaba ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya Waxey Sheegtay in Argagixisada Al-Shabaab Laga Dilay 303

  Dabra (Arbaco), 25, 2023   MUQDISHO (WBW: The GBM) – Hawlgalo Maalmihii la soo dhaafay ka socday Deegaano katirsan Maamul Goboleedka Gal-Mudug ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, iyo Maamul Goboleedka Koofur Galbeed ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu dilay 303 katirsan Argagixisada Al-Shabaab, sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya, Daauud Aweys Jaamac oo Garabkiisane ...

Read More »

Hoobiyeyaal Lagu Soo Gamay Xarunta Gobolka Hiiraan

  Dabra (Arbaco), 25-01-2023   BELED WEYNE – (WBW: The GBM) – Xarunta Gobolka Hiiraan ee Beled Weyne aa waxaa laga soo sheegayaa in Cawada Fiidki lagu soo gamay Afar Hoobiye, iidoone Dhawaaqa Hoobiyeyaasha laga maqlay Qeybo badan oo katirsan Magaalada Beled Weyne. Warka waxow ku darayaa in Seddex Hoobiye ay kusoo dhaceen Xaafada Xaawo Taako, gaar ahaane Qeybta Nuur ...

Read More »

“Gobol Cayn La Yidhaahdo Oo Somaliland Katirsani Ma Jiro” Cuqaasha Degmadda Qori-lugud

  Dabra (Arbaco), 25/01/2023   QORI-LUGUD – Cuqaasha , Waxgaradka iyo Hal-doorak Degmada Qori-lugud ayaa Bulshada u sheegay inaanu jirin Gobol Cayn la yidhaahdo oo Somaliland katirsan. Degmada aanu ka tirsan nahay waa Gobolka Togdheer Shir Jaraa’id oo Cuqaashu ku qabteen Degmada 23/01/2023 ayaa baaq nabadeed u soo jeediyey Garaadada iyo Bulshada Degmada Buuhoodle, kuna baaqeen in la joojiyo Dhibaatooyinka ...

Read More »

Hoobiyeyaal Lagu Soo Gamay Qeybo Kamid Ah Magaalada Muqdisho

  Wabley (Talaado), 24-01-2023   MUQDISHO (WBW: The GBM)- Waxaa lagu soo waramayaa in Hoobiyeyaal dhowr ah Maanta lagu soo gamay Qeybo kamid ah Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyada oo qaar kamid ah Hoobiyeyaashane ay ku dhaceen Agagaarka Hotel SYL, Wasaaradda Wafaafinta iyo Fiyoorehii hore (Ex-fiera) oo ah Xayndaabka Madaxtooyada amhuuriyadda Soomaaliya. Warka wuxuu ku darayaa in Hoobiye ...

Read More »

(UPDATE 1) Hogaamiyaha Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Ayaa Si Kale Uga Hadlay Walaacii Soomaalida Itoobiya

  Hobala (Isniin), 23/01/2023   JIJIGA (WBW: The GBM) – Waxaa lagu soo waramayaa in Hogaamiyaha Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) in uu Qoraal soo dhigay Barta uu ku leeyahy Facebook, isaga oo Qoraalka kaga hadlay Arrimo ay kamid yihiin Walaaca Dadweynaha ee Magaalooyinka Diri Dhaba, Jijiga iyo Tulli-guulleed oo ka wada tirsan Degaanka Soomaalida Itoobiya. Hogaamiye ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya Baa Si Xooggan U Cambaareysay Dalka Iswiden (Sweden)

  Hobala (Isniin), 23-01-2023   Somalia Coat of Arms | Public Domain   MUQDISHO – Dowladda Soomaaliya ayaa Dalka Iswiden (Sweden) ku cambaareysay inay Xagjiriin Dalkeeda ku sugan u ogolaatay inay Nuqul kamid Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah ku gubaan Dibadbax ka dhacay Magaalada Istook-holm (Stockholm). Dibadbaxa, oo Sabtidii ka dhacay Banaanka Safaaradda Turkiya (Turkey) ee Caasimadda Iswiden (Sweden), ayaa waxaa ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya Ayaa Shaacisay In Argagixisada Al-Shabaab Lagu Jabiyay Weerarkii Ay Kusoo Qaaday Xarunta Gobolka Banaadir

  Cadceeda (Axad), 22-01-2023   MUQDISHO (WBW The GBM) – Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Weerarkii Tooska ahaay oo ay Argagixisada Al-Shabaab ay Maanta kusoo qaaday Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho, in lagu jabiyay Argagixisada Al-Shabaab. Argagixisada Shabaab ayaa waxey soo qaaday Weerar ku bilowday ...

Read More »

Arrimihii Looga Hadlay Kulankii Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya

  Diimiley (Sabdi), 21-01-2023   MUQDISHO – Gudoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa wuxuu Maanta shir-gudoomiyay Kalfadhiga 2aad, Kulankiisa 12aad ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo Ajandihiisa ahaa; 1) Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Hay’adda Dhiirigalinta Maalgashiga Soomaaliya. 2) Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga ...

Read More »

Wasiirka Warfaafinta Ee Dowladda Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Laascaanood Kulan Kula Yeeshay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshadda

  Diimiley (Sabti), 21/01/2023   LAASCAANOOD – Wasiirka Warfaafinta ee Dowladda Jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Cali Koore, ayaa Magaaladda Laascaanood kulan la qaatay qaar kamid ah Cuqaasha, Waxgaradka, Odayaasha, Dhalinyaradda, Hal-doorka iyo Aqoonyahanka Gobolka Sool ee Jamhuuriyadda Somaliland. Wasiirka waxaa Kulankaasi ku wehelinayay Xubno kamid ah Xildhibaanadda Goleyaasha Guurtidda, iyo Wakiiladda Somaliland ee laga soo doorto Gobolka Sool, iyo Masuuliyiin kale ...

Read More »