Somali news

Somaliland Waxay Maraykanka, Midowga Afrika Iyo Beesha Caalamka U Caddeysay Mawqifkeeda Khilaafka Laascaanood Iyo Doorashooyinka

  Cadceeda (Axad), 2da Abril, 2023   HARGEYSA – Xukuumadda Somaliland ayaa ka dalbatay Maraykanka, Midowga Afrika iyo Beesha Caalamka inay kala shaqeeyaan sidii ay u soo celin lahayd Ammaanka Magaalada Laascaanood, isla markaana taageeraan Madaxnabaanida Somaliland si Xal Waara loo helo. Qoraal Wasaarada Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ka soo baxay ayaa si faahfaahsan loogu xusay Dedaalada Xukuumadu ...

Read More »

136 Katirsanaa Argagixisada Al-Shabaab Ayaa Lagu Dilay Howlgal Haddadan Kascodo Gobolka Shabeellaha Hoose

    Cadceeda (Axad), 29-01-2023   MUQDISHO (WBW: The GBM) – War kasoo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in 136 katirsanaa Argagixisada Al-Shabaab in lagu dilay Howlgallo haddadan ka socdo Gobolka Shabeellaha Hoose. Ku-xigeenka Wasiirka Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Alcaddaala oo Warfidiyeenada kula hadlay Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho, ayaa wuxuu u sheegay in Howlgalka uu ka dhacay ...

Read More »

Ciidamo Ay Diyaarisay Dowlad Goboleedka Gal-Mudug Ee Jamhuuriyadda Soomaaliya

  Cadceeda (Axad), 29-01-2023   CADAADO (WBW: The GBM) – Wararka ka imanayaa Magaalada Cadaado ee Gobolka Gal-Gaduud ayaa waxey sheegayaan in Wasiir Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Gal-Mudug ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Cabdullaahi Axmed Calasoow (Shiine), in Maanta uu Ciidamo gaaraya 200 Askari uu Tababar ugu soo xiryay Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Magaalada Cadaado ee Gobolka Gal-Guduud. Ciidanka ...

Read More »

Xukuno 5 Sano Ah, Ay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Ku Riday Odayaal Heshiis Lasoo Galay Argagiisada Al-Shabaab

    Cadceeda (Axad), 29-01-2023   MUDISHO (WBW: The GBM) – War laga soo diray Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa wuxuu sheegayaa in Odayaashii Heshiiska la galay Argagixisada Al-Shabaab, kadibna ay soo qabteen Ciidamada Amniga ee Degmada Cadaado marki ay Taariikhda aheyd 27dii Bishii Desember (December) ee Gugii 2022dii, in Maanta lagu xukumay midkood kasta 5 Sano oo ...

Read More »

Dacwad Ay Somaliland Ka Gudbisay Kooxo Abaabulan Oo Hurinaya Xaaladda Magaalada Laascaanood Ee Jamhuuriyadda Somaliland

  Diimiley (Sabti), 28/01/2023   LONDON – Daladda Ururrada Qurbe-joogta Reer Somaliland, ayaa Baaq ka soo saaray Xaaladda ka taagan Magaalada Laascaanood. Daladda Qurbe-joogta Somaliland ee Magaceeda loo soo gaabiyo SSE (Somaliland Societies in Europe) iyo Ururrada Bulshada Somaliland ee hoos taga, ayaa sheegay in Rabshadaha Amniga Lidka ku ah ee ka socda Magaalada Laascaanood inay ku lug leeyihiin Kooxo ...

Read More »

Dil Caawa Ka Dhacay Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya

  Diimiley (Sabti), 28-01-2023   MUQDISHO (WBW: The GBM) – Degmada Wardhiigley oo katirsan Degmooyinka Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho ee Gobolka Banaadir, ayaa laga soo sheegayaa in Caawa uu Dil ka dhacay, waxaana Dilka geystay Kooxo Bistoolado ku hubeysnaa oo bartilmaameedsaday Farxiya Cabdi Waasuge oo aheyd Wasiirad Dowlihii Wasaaradda Gaaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Gal-Mudug ee ...

Read More »

Waxaa Isa Soo Dhiibay Xubin Katirsan Argagixisada Al-Shabaab

  Diimiley (Sabti), 28-01-2023   BAYDHABO (WBW: The GBM) – Xarunta Gobolkii Jubada Sare ee Baydhabo oo hadase la yiraah Xarunta Gobolka Bay kadib markii uu Kelitaliyehii Soomaaliya Jeneraal Maxamed Siyaad Barre uu Gobolkii Jubada Sare uu ukala jar-jaray Bay, Bakool iyo Gedo Sanadkii 1971dii, ayaa waxaa laga soo sheegayaa in Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Qeybtiisa 60aad uu kusoo ...

Read More »

(UPDATE 2) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Ayaa La Kulmay Guddigii Waalidiinta Ee Ciidankii Tababbarka Kusoo Daatay Dalka Ereteeriya

  Dusa (Jimca), 27-01-2023   MUQDISHO (WBW: The GBM) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda  Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wuxuu la kulmay Guddiga Waalidiinta ee Ciidankii Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Tababarka kusoo qaatay Dalka Ereteeriya. Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wuxuu u tilmaamay Guddiga Waalidiinta in Ciidanka maqan ay Dalka Soomaaliya kusoo noqqonayaan marki ay soo dhameystaan Tababarooda, si markaasi ay u gutaan ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya Waxey Soo Dhaweysay Dilkii Hoggaamiyaha Daacish Bilaal al-Sudani

  Dusa (Jimca), 27-01-2023   Xuseyn Sheekh Cali, La-taliyaha Amniga Qaranka ee Dowladda Soomaaliya | Sawirre: Twitter   WASHINGTON – Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay dileen hoggaamiye sare iyo xubno kale oo ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya, kadib hawlgal ay ka fuliyeen buuraha Cal-Miskaad ee ku yaalla mamaul goboleedka Puntland ee Soomaaliya. Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Difaaca ee Maraykanka ...

Read More »

Jeneraal Sulub Axmed Firin Ayaa Loo Magaacay Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Boliiska Soomaaliya

  Fabeeley (Khamiis), 26-01-2023 MUQDISHO (WBW: The GBM) – Waxaa lagu soo waramayaa in Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya in ay Maanta shireen, iyada uu shir-gudoominayay Wasiir Koowaad Ku-xigeenka Dowladda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac. Golaha Wasiirada ee uu shir-gudoominayay Wasiir Koowaad Ku-xigeenka Dowladda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa waxaa looga warbixiyay Howlgallada Dalka Soomaaliya ka socdo oo ah sidi Argagixisada Al-Shabaab ...

Read More »