Somali news

Dowladda Soomaaliya Ayaa Beenisay In Wadahadalo Lala Yeelanayo Argagixisada Al-Shabaab

  Cadceeda (Aad), 8 Janaayo, 2023   MUQDISHO (WBW: The GBM) – Mudane Xuseyn Macalin Maxamuud oo ah Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la soo warinayaa in uu beeniyay Wararkii sheegayay in Dowladda Soomaaliya ay Wadahadal la yeelaneyso Argagixisada Al-Shabaab. Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha, Xuseyn Macallin oo Wareysi Gaar ah siiyay Laanta Af ...

Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Ayaa Magacaabay Lataliye Sare

  Cadceeda (Axad), 8 Janaayo, 2023   MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur u magacaabay inuu noqdo Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka Hortagga iyo La-dagaalanka Fikradaha Xagjirka ah ee Rabshadaha Wato. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Allah uga baryey Lataliyaha Sare ee ka Hortagga iyo La-dagaalanka Fikradaha Xagjirka, Mudane Cabdullaahi ...

Read More »

Faah-faahin Uu Maayirka Magaalada Laascaanood Ee Jamhuuriyadda Somaliland, Uu Ka Bixiyay Xaaladda Magaalada

  Diimiley (Sabti), 7 Janaayo, 2023   LAASCAANOOD – Waxaa lagu soo waramayaa in Maayirka Magaalada Laascaanood, Cabdiraxiin Cali Ismaaciil uu Faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay Xaaladdihii u dambeeyay ee Nabadgelyo ee Gobolka Sool ee Jamhuuriyadda Somaliland. Maayir Cabdiraxiin Cali Ismaaciil wuxuu sheegay in Haatan ay Xaalada Nabadgelyo ay deggan tahay. Waxaa kale uu sheegay in Xilligan Xaaladda Gobolka Sool ...

Read More »

Dagaal Saakay Ka Dhacay Soohdinta Gobolka Shabellaha Dhexe Iyo Gobolka Gal-Gaduud

  Dusa (Jimca), 6 Janaayo, 2023   RUUN NIRGOOD – Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Culus oo Saakay ka dhacay Deegaanka Hilowle Gaab oo katirsan Degmada Ruun Nirgood ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, kuna dhow Soohdinta uu Gobolkaasi la wadaago Gobolka Gal-Gaduud. Dagaalka ayaa ka dambeeyay, kadib markii Maleeshiyada Al-shabaab ay deegaankaasi ay Weerar Qaraxyo ku bilowday ...

Read More »

Ciidamo Gurmad Ahaay Oo Ay Dowladda Soomaaliya U Dirtay Gobolka Gal-Gaduud

  Dusa (Jimca), 6 Janaayo, 2023   MUQDISHO – Dowladda Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in Xalay Ciidamo Gurmad ahaay ay u dirtay Howlgallada Dib-uxoreynta ee ka socda Gobolka Gal-Gaduud ee Bartamaha Dalka Soomaaliya. Warka wuxuu ku darayaa in Ciidamada ay ka baxeen Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho, iyaga oo ku sii jeeday Deegaanada kuyaala Bariga Gobolka Gal-Gaduud, si ...

Read More »

Mareykanka Wuxuu Abaalmarin Lacageed Uu Duldhigay Sarkaal Loo Haaysto Weerarkii Al-Shabaab Ee Manda Bay

  Dusa (Jimca), 6 Janaayo, 2023   WASHINGTON – Mareykanka ayaa ku dhawaaqay in uu bixin doono lacag dhan 10 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah si loo soo qabto Hogaamiye ka tirsan Al-Shabaab oo lala xiriirinayo weerarkii 2020-ka lagu qaaday Saldhig Ciidamada Cirka Kenya ay ku leeyihiin oo lagu dilay Saddex Mareykan ah. “Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda ee Waaxda Arrimaha Dibedda ...

Read More »

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo Maanta xariga ka jaray xarunta Akadamiya gobolaaedka Af Soomaaliga

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Maanta si wadajir ah waxay xarigga ugu jareen xarunta Akadeemiye-goboleedka Af Soomaaliga laga hirgeliyey magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo dowladda Jabuuti hirgelinta Akadeemiye-goboleedka Af Soomaaliga, si jiilasha soo socda loogu keydiyo ...

Read More »

Somaliland oo ka jawaabtay diidmada Soomaaliya ka muujisay shidaalka laga qodayo Somaliland

Xukuumada Somaliland, oo ka jawaabaysa diidmo ay xukuumada Soomaaliya ka muujisay shidaal shirkada Genel Energy ka qodayso Somaliland, ayaa sheegtay in ay iyadu masuul ka tahay maamulka khayraad keeda War-saxaafadeed kasoo baxday Wasaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland, ayaa lagu xusay in shacabka Somaliland ay xukuumadooda u igmadeen ilaalinta iyo maamulka khayraadka. “Dadka reer Somaliland nidaam dimuquraadi ah ayay dowladooda ugu ...

Read More »

Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo wasiirka difaaca Kenya oo ka wada hadlay iskaashiga dagaalka Alshabaab iyo dib ufuridda xuduuda

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa Muqdisho kula kulmay wasiirka Gaashaandhigga ee Kenya, Aadan Barre Ducaale, waxayna ka wada hadleen Iskaashiga Amniga iyo sidii dib loogu furi lahaa xuduudda Soomaaliya iyo Kenya. Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Gaashaandhigga ayaa la sheegay inay isla meel dhigeen sidii loo xoojin lahaa dagaalka ka dhanka ah kooxda Alsabaab, oo ay dowladdu ka gaartay ...

Read More »