Somali news

Shir-gudoonka Golaha Guurtida Jamhuuuriyadda Somaliland Ayaa La Kulmay Ergadii Dhaqan Ee Ka Timid Magaalo Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Muqdisho

  Dusa (Jimca), 28da Abriilo (April), 2023   HARGEYSA (WBW: The GBM) – Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa ayaa laga soo warinyayaa in Shir-gudoonka Golaha Guurtida Jamhuuuriyadda Somaliland uu Maalintii Shalaymaantaaan aheyd (Dorraad aheyd) uu kusoo dhaweeyay Xarunta Golaha Guurtida Jamhuuuriyadda Somaliland ee Magaalada Hargeysa, Ergadii Dhaqan ee ka timid Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho. Ujeedada Ergada Dhaqan ...

Read More »

Danjiraha Mareykanka Ee Soomaaliya Ayaa Taageeray Wada-hadalada Soomaaliya Iyo Somaliland

  Fabeeley (Khamiis), 13da Abriilo, 2023   MUQDISHO (WBW: The GBM) – Danjiraha Dalka Mareykanka ee Dalka Soomaaliya, Larri Andre (Larry André) ayaa lasoo warinayaa in uu Daboolka ka qaaday in Dowladda Mareykanka ay taageereyso Wada-hadalada Soomaaliya iyo Somaliland, kadib markii Danjire Larri Andre (Larry André) iyo Ergayga Gaarka ah ee Dowladda Soomaaliya ee Wada-hadalada Soomaaliya iyo Somaliland, Cabdikariim Xuseyn ...

Read More »

Wada-hadalo Ay Yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Iyo Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay

  Wabley (Talaado), 11 Abriilo, 2023   MUQDISHO (WBW: The GBM) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa wuxuu Aqalka Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Soomaaliya uu Wada-hadalo kula yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antooniyo Guteeres (António Guterres), kadib markii uu Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antooniyo Guteeres (António Guterres) uu Maanta soo gaaray Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho. ...

Read More »

Wiil Soomaali Ah Baa Lagu Dilay Magaalada Shefeld (Sheffield) Ee Dalka Biritan (Britain)

  Hobala (Isniin), 10ka Abriilo, 2023   The victim was found with serious gunshot wounds and pronounced dead at the scene. Photograph: Christopher Furlong/Getty Images   SHEFELD (WBW: The GBM) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dil loo geystay Wiil Soomaali ah isla markaana loogu geystay Magaalada Shefeld (Sheffield) oo ku taalo Waqooyiga Dalka Biritan (Britain). Wiilka la dilay ...

Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ayaa La Kulmay Ergo Katimid Jamhuuriyadda Somaliland

  Diimiley (Sabti), 8da Abril (Abriilo), 2023   JABUUTI (WBW: The GBM) – Wararka ka imanaya Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa waxey sheegayaan in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle uu Madaxtooyada Jamhuuriyadda Jabuuti ee Magaalada Jaabuuti, uu kula kulmay Ergo uu hogaaminayay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland isla markaana ah Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha ...

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Finlaand (Finland) Ayaa Yimid Dalka Soomaaliya

  Dusa (Jimca), 7da Abriilo, 2023   MUQDISHO (WBW: The GBM) – Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa laga soo warinayaa in Ergo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Finlaand (Finland), Beka Haafisto (Pekka Haavisto) in ay kasoo degtay Garoonka Dayuuradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle Cismaan ee Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho. Warka wuxuu ku darayaa in Ergada ...

Read More »

Dagaal Markale Dhexmaray Soomaalida Iyo Canfarta

  Dusa (Jimca), 7da Abril (Abriilo), 2023   JIGJIGA (WBW: The GBM) – Warar laga helay Degaanka Soomaalida ee hoostaga Dalka Itoobiya, ayaa waxey sheegayaan in Dagaal aad u Xoogan uu dhexmaray Dadka Soomaalida ee dego Degaanka Soomaalida ee hoostaga Dalka Itoobiya iyo Dadka Canfarta ee katirsan Dadka Itoobiya. Dagaalka ayaa wuxuu ka bilowday Weerar ay Maleeshiyaad Canfar ah ay ...

Read More »

Faahfaahino Kusaabsan Dableydii Hubaysnaa Ee Xalay Weeraray Goob Ganacsi Oo Kutaallo Magaalada Boosaso

  Fabeeley (Khamiis), 6da Abriilo, 2023   BOOSAASO (WBW: The GBM) – Dabley ku hubaysnaa Qoryaha Fudud iyo Bambaanooyin ayaa lasoo warinyaa in Xalay ay weerareen Goob Ganacsi oo kutaalo Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Kooxdi Dableyda aheyd ayaa waxey Toogasho ku dishay Ilaaliyihii Shirkad Ganacsi oo lagu magacaabi jiray Al-Macruuf, kahor inta ...

Read More »

Qaramada Midoobay: Walxaha Qarxa waxay Soomaaliya ku dileen 1200 Qof Sanadkii Tagay

  Wabley (Talaado), 4ta Abriilo, 2023   Anita Kiki Gbeho | Photo: UNSOM (Flickr)   MUQDISHO – Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Soomaaliya ay Sannadkii 2022-ka Walxaha Qarxa sababeen Dhimashada 1200 Qof oo Soomaali ah. Hadalkan ayaa soo baxay, iyadoo Maanta Dunida laga xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Wacyigelinta Wax-ka-qabashada Miinooyinka. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ka go’antahay inay Soomaaliya ...

Read More »

Wada-hadalo Ay Yeesheen Wasiir Koowaadka Dowladda Soomaaliya Iyo Guddiga Madaxa-bannaan Ee Dib-u-eegista Hirgelinta Dastuurka

  Cadceeda (Axad), 2da Abriilo, 2023   MUQDISHO – Wasiir Koowaadka Dowladda Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa wuxuu la kulmay Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka Kumeel Gaargka (KMG), wuxuuna tilmaamay Muhiimadda uu Dalka u leeyahay Dhameystirka Dastuurka. Dastuurka Kumeel Gaargka ah ee Dalka Soomaaliya oo Muddo Dheer Qabyo Ah, ayaa Xukuumadda Dan-Qaran mudnaan gaar ah u leh Dhameystirkiisu, ...

Read More »