Author Archives: Booska Meesha

First picture of man, 20, stabbed to death outside Asda as police charge 16-year-old boy with murder

May 22, 2018   Osman Shidane, 20, of Ruislip, died in hospital days after being repeatedly stabbed in the street outside an Asda in South Ruislip, west London Osman Shidane died days after the attack outside an Asda supermarket in west London (Image: FACEBOOK/Osman Shidane)   By Charlotte Neal   This is the face of London’s 66th murder victim this ...

Read More »

Imaaraadka Carabta oo diyaarado gargaar sida u diray Somaliland (Sawirro)

22 Maajo, 2018   Imaaraadka Carabta ayaa maanta diyaaradoo gargaar sida u diray Somaliland, si loogu caawiyo dadka ay saameysay duufaantii roobabka watay ee ku dhiftay deegaanada Somaliland. Labo diyaaradood oo ah kuwa qumaatiga u kaca ayaa maanta duhurkii ka degay garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa, waxaana diyaaradahan ay sideen gargaar raashin ah. Shir degdeg ah oo Garoonka diyaaradaha ...

Read More »

Ciidamo qarax lagula eegtay Afgooyeo

22 Maajo, 2018   Buundada Afgooye   Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa maanta qarax lagula eegtay degmada Afgaooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxa oo uu fuliyey qof is-miidaamiyey oo watay baabuur nooca raaxdaa ah, ayaa waxaa ku dhaawacmay hal qof, sida uu sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda u sheegay VOA. Qofka dhaawacmay ayaa la sheegay inuu ahaa askari ...

Read More »

Wasiirada hawlaha guud ee Maamul Goboledyada oo eedeeyay Wasaarada hawlaha guud ee Xukuumadda Somaliya

22 Maajo, 2018   Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen Wasiirada Wasaaradaha hawlaha guud ee Maamul Goboledyada dalka ka jira, ayaa waxa ay walaac kaga muujiyeen sharciga dhismaha Hay’adda wadooyinka oo ay wado Wasaaradda Hawlaha guud ee Dowladda Federalka Somaliya. Warsaxaafadeedka ayaa wuxuu u qornaa sidan: War-saxaafadeedkan, waxaa si wada jir ah u soo saaray: Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha ...

Read More »

Muwaadiniin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada London

Maajo 22, 2018   Waxaa magaalada London lagu dilay 72-kii saac ee la soo dhaafay labo muwaadin Soomaali ah, kuwaasoo dilkooda loo adeegsaday Toorey. Wargeyska The Evening Standard ee ka so obaxa dalka Britain ayaa qoray in Marxuumiinta Soomaalida ee la dilay lagu kala magacaabo jirey Osman Shidane oo 20-jir ah iyo C/raxmaan Jaamac oo 24-jir ah. Qoyska uu ka ...

Read More »

Turkiga: Maxkamad xabsi daa’in ku xukuntay 104 qof

22 Maajo, 2018   khariirad Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa xabsi daa’in ku xukuntay 104 qof oo horey uga tirsanaa ciidamada dalkaasi. Waxaa dadkani lagu soo oogay dacwad ku saabsan in ay qayb ka ahaayeen afgembigii dhicisoobay ee Turkiga ka dhacay sanaddii 2016. Dadka xukunka lagu riday waxaa ka mid ah madaxii hore ee ciidamada cirka ee dalkaasi Xasan ...

Read More »

Turkish court to jail 104 ex-military for life in coup trial

May 22, 2018   A Turkish court has sentenced 104 former military officers to life in prison for their involvement in a 2016 coup attempt, BBC News reports, citing state media. They are said to have been given “aggravated life sentences”, which come with tougher terms than a normal life sentence. The country’s president had previously said he backed reintroducing ...

Read More »

Australia searching for 50 athletes, officials missing after Commonwealth Games

May 22, 2018   FILE PHOTO: A pedestrian walks past a security fence and barricades located outside a venue for the upcoming Commonwealth Games on the Gold Coast in Australia, April 3, 2018. REUTERS/David Gray/File Photo   SYDNEY (Reuters) – Australian authorities are searching for 50 athletes and officials missing a month after the Commonwealth Games ended in the host ...

Read More »