Author Archives: Booska Meesha

Somaliland: Waddani Continues to Defy Ban on Demonstrations, Government Rounds up Key Opposition Figures

    November 18, 2019   By Somtribune Staff Writer   HARGEISA – A police officer was shot and wounded, another brutally stoned by a mob supporting Waddani on a Monday protest rally the opposition party called for despite a ban the government ban on nationwide demonstrations which Chairman called. A straggly mob mostly composed of unruly groups of young ...

Read More »

Taliyihii Nabad-sugida Puntland ee gobolka Mudug oo goor dhow toogasho lagu dilay

  18-11-2019   Taliyihii Nabad-sugida gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa caawa maqribnimadii lagu dilay woqoayiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka. Dilka Col. Aadan Xaashi Cilmi (Farey) ayaa ka dhacay Xaafad lagu Magacaabo Suuq Barwaaqo oo uu ku sugnaa, waxaana weerar ku soo qaaday dabley bastoolado ku hubeysan oo rasaas ku furtay. Col. Aadan Xaashi Cilmi (Farey) ayaa markiiba goobta ku ...

Read More »

Kooxo Hubaysan oo Magaalada Afgooye ku dilay mid ka mid ah ergadii soo xushay Xildhibaanada

  18-11-2019   Afgooye – Dabley hubeysan ayaa caawa degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose ku dishay mid ka mid ah Ergadii soo dooratay xildhibaanada baarlamaanka federaalka ee lagu soo doortay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cali Maxamed Dhuun, waxuuna u geeriyooday rasaas ay la dhaceen koox dhalinyaro ah oo ku hubeysnaa ...

Read More »

Faahfaahin ka soo baxaysa iskahorimaad ka dhacay Degmada Diinsoor

  18-11-2019   Ugu yaraan shan askari ayaa ku geeriyootay shan kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii iskahorimaad hubeysan uu ku dhex maray degmada Diinsoor ciidamo daacad u ah guddoomiyihii hore ee degmadaas iyo ciidamo Boolis ah. Iskahorimaadka hubeysan ayaa waxaa uu ka dhacay duleedka magaalada Diinsoor iyadoo iskahorimaadkaasna uusan wax qasaare ah ka soo gaarin dad rayid ah. ...

Read More »

Iska hor-imaad maanta ka dhacay Hargeysa

  18/11/2019   Hargeysa   Ugu yaraan askari ayaa ku dhaawacmay iska horimaad maanta dhexmaray booliiska magaalada Hargaysa iyo taageerayaasha xisbiga Waddani. Maalintii shalay ayaa guddoomiyaha xisbiga Waddani waxa uu kulanugu baaqay taageerayaasha xisbiga si macluumaad loogu sheego. Balse dhinaca kale, mas’uuliyiinta booliiska ayaa sheegay in isu imaatinkaasi aanu haysan oggolaansho. Weriyahayaga Hargaysa Khadar Maxamed Cakule ayaa sida wax u ...

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay aqoonyahanada + Sawirro

  18-11-2019   Muqdisho (SONNA) – Waxaa magaalada Muqdisho ka bilowday shir wadatashi ah oo u dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS iyo qaar kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed, kulanka oo socon doona muddo labo cisho ah ayaa waxay aqoonyahanadu aragtidooda ka dhiiban doonaan qodobada dib-u-eegista lagu sameeyay ee dastuurka. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Maxamed Abuukar Zubeyr oo ugu ...

Read More »

Facial recognition makes subtle advance in Britain

  November 18, 2019   The deployment of the cutting-edge technology at one of the British capital’s busiest transport hubs has fuelled controversy in Britain where its use does not yet have a legal framework. PHOTO: AFP   LONDON (AFP) – The experiment was conducted discreetly. Between 2016 and 2018, two surveillance cameras were installed in the Kings Cross area ...

Read More »

Amir receives message from Somali president

    November 18, 2019   DOHA – The Amir HH Sheikh Tamim bin Hamad al Thani has received a verbal message from President of the Federal Republic of Somalia Mohamed Abdullahi Farmajo. The message pertains to bilateral relations and the aspects of developing them. The message was conveyed by Prime Minister of Somalia Hassan Ali Khayre when the Amir ...

Read More »

XOG: Xisbiyada Mucaaradka Oo Cabsi Ka Qaba In Doorashada 2021 Loo Adeegsado Xooggaga Wadaniyiinta

  18-11-2019   Madasha Xisbiyada Qaran ayaa walaac ka muujinaya in doorashada 2021 ay qeyb ka noqdaan Xooggaga Wadaniyiinta oo uu sameeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Xildhibaan C/qaadir Cosoble oo ka mid ah xubnaha saameynta leh ee Madasha Xisbiyada Qaran wareysi siinayay Tv-ga Somali Cable ayaa sheegay in ilaa iyo hadda aysan kala cadeyn nuuca doorasho ee la qabanayo ...

Read More »

Jubbaland oo soo bandhigtay Xubin ka tirsan Al-Shabaab

  18-11-2019   Taliska Hay’adda Nabadsugida dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay soo bandhigeen Nin ay sheegeen in uu ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab, balse isku soo dhiibay Ciidamada Jubbaland. Saraakiisha Hay’adda ayaa Ninka Magaciisa waxaa ay ku sheegeen Rayaan Shiikh Nuuur ,balse Shabaabka dhexdooda looga yaqaano (Abuu Xamsa), isla markaana uu ahaa madaxii u qaabilsanaa dhanka gaadiidka Gobolka Jubbada Hoose. ...

Read More »