Author Archives: Booska Meesha

Madaxweynaha Jubbaland Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Hay’adda IOM

  11-11-2019   Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kulan la qaatey Wafdi kasocday hay’adda IOM oo uu hogaaminayo Mr Matthew DeCristofano IOM ayaa gacanta ku haysa xarunta DDR ee dhaqan celinta ee Kismaayo ku taala taas oo lagu dhaqan celiyo Xubnaha kasoo baxa Al-Shabaab. “Waxaan rabnaa inaan yareyno khatarta Al-Shabaab marabno in dhalinyaro soomaaliyeed intaa ka badan xabad ...

Read More »

Bolivia’s Evo Morales Resigns Amid Election-fraud Allegations

  November 11, 2019   Bolivia’s President Evo Morales looks on during a press conference in La Paz, Bolivia, Nov. 10, 2019   By Associated Press   LA PAZ, BOLIVIA – Bolivian President Evo Morales announced his resignation Sunday under mounting pressure from the military and the public after his re-election victory triggered weeks of fraud allegations and deadly protests. ...

Read More »

Wafdi ka socda Madasha Xisbiyada Qaran oo u ambabaxay Bardaale

  11-11-2019   Wafdi ka socda Madasha Xisbiyada Qaran oo sida qeybtii labaad gargaar ay ugu tala galeen dadkii ku barakacay fatahaadaha iyo roobabka ayaa u ambabaxay degmada Bardaale. Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa hoggaaminaya wafdiga, waxaana la sheegay inay sidaan lacag gaareysa $100,000. Shalay ayay aheyd markii wafdi ka socda Madasha Xisbiyada Qaran oo ay horkacayeen ...

Read More »

Golaha Aqalka Sare Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Leh Muqdisho

  11-11-2019   Sanatorada Aqalka Sare ee BFS ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta Golahaasi, waxayna uga arrinsan doonaan Hindise Sharciyeedka Istaraatiijiyada Qaranka. Golaha Aqalka Sare ayaa waxa maanta hor yaalla ajandaha ah akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Istaraatiijiya Qaranka, iyagoona dood adag ka yeelan doono sharcigaasi Sidoo kale Sanatorada Aqalka Sare ayaa la filayaa in ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Faransiiska

  11-11-2019   Paris (SONNA) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay qayb ka yihiin wasiirrada amniga iyo waxbarashada ayaa gaaray magaalada Paris oo ay uga qayb gelayaan shirka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris oo maanta furmaya Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa inta uu socdo shirka madasha oo looga ...

Read More »

Madaxweynayaashii Hore Oo U Digay Dawladda Federaalka

  10/11/2019   Sheekh Shariif   Shir jaraa’id oo ay qabteen kadib markii ay kusoo laabteen magaalada Muqdishu ayaa Madaxweynayaashii hore waxay sheegeen in la carqaladeeyey safarkii ay ku tagayeen magaalada Beledweyne. Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa uga digay dawladda Federaalka inaan muwaadiniinta dulmi lagu samaynin, waxaana uu sheegay inaan sharciga lagu tuman. Madaxweynaha ayaa jeediyey hadallo culus kuwaasi oo ...

Read More »

Xasan Sheekh Maxamuud Oo Sheegay In Xayiraad Lagu Sameeyay Maanta

  10-11-2019   Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si ula kac ah maanta isku dayday in ay baajiso Safar maanta ay ku tageen Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu sheegay in saacado kooban lagu xayiray Garoonka Muqdisho, islamarkaana dowlada dhexe ee Soomaaliya ay ka dambeysay falkaasi. Waxaa ...

Read More »

Galmudug Oo Gurmad Ku Wareejisay HirShabelle

  10-11-2019   Dhuusamareeb – Gurmada Walaal oo ah deeq ay iska soo uruuriyeen Bulashada iyo Ganacsatada ka soo jeeda Magaalooyinka Dhuusamareeb, Guriceel iyo Dhuusmaareeb ayaa maanta lagu warjeediyay Maamulka Hirshabelle. Munaasabada lagu wareejinayay deeqdan ayaa waxaa goobjoog ahaa Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle, Gudoomiyaha gobolka, Gudiga Wakiilka ka ah dadka deeqdan bixiyay iyo masuuliyiin kale. Ugu horeyn waxaa munaasabada ka hadlay ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Faransiiska Uga Qayb Gelaya Kulan Sannadeedka Madasha Nabadda Paris

  10-11-2019   Muqdisho (SONNA) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta u safray dalka Fanasiiska oo uu uga qayb gelayo shirka sannadlaha ah ee madasha nabadda Paris oo socanaya Nofeembar 11-13, 2019. Madasha nabadda Paris oo ah kulan sannadeed caalami ah, ayaa looga hadlayaa xal u helidda dhibaatooyinka ka jira daafaha caalamka. Shirka sannadkaan ...

Read More »

Agaasimaha Madaxtooyada Oo Qaabilay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Waddanka Kanada (Canada)

  10/11/2019   Hargeysa – Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Maxamed Cali Bille oo Xafiiskiisa ku qaabilay mudane Shucayb Xuseen oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee dalka Kanada (Canada). Agaasimaha Guud ayaa uga mahadnaqey sida firfircoon ee uu Guddoomiye Shucayb uu uga qaybqaato hawlaha Jaaliyadda Somaliland ee dalka Kanada (Canada). Shucayb ayaa isna dhankiisa uuga mahadnaqay Agaasimaha Guud ...

Read More »