Author Archives: Booska Meesha

Shir Looga Hadlayo Fatahaadaha Webiga Shabeelle Oo Laga Daahfuray Beledweyne

  08-07-2020   Beledeyne (SONNA) – Madaxweynaha Dowlad Goboledka Hirshabele Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta daah furay qorshe lagaga hortagaayo fatahadaha Wabiga Shabeele uu ka geysto deegaanada Hirshabele, kaasi oo lagu qabtay Magaalada Beledweyne. Shirkaasi waxaa qorshaha kamid ah in daraasad lagu sameeyo goobaha inta badan ay biyaha wabiga ka soo jabsadaan oo daraasad dhab ah lagu soo sameyn doono, ...

Read More »

Galmudug Oo Beenisay In Ciidamada Haramcad Laga Saarayo Dhuusamareeb

  08-07-2020   Axmed Shire Falagle Wasiirka warfaafinta Galmudug oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa beeniyay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad laga saarayo magaalada Dhuusomareeb oo maalinta berito uu ka furmayo shir u dhexeeya madaxda dowlad goboleedyada. Wasiirka ayaa sheegay in aysan jirin sabab ciidamada Haramcad looga saaro magaalada Dhuusomareeb, isagoona beeniyay in Puntland iyo ...

Read More »

Denmark Oo Qayb Ahaan Furaysa Xadka Ay La Leedahay Sweden

  08/07/2020   Buundada Öresundsbron ee isku xirta Denmark-Sweden | Foto: Emil Langvad/TT   Waxaa Sabtida lagu wadaa in la furo xadka Sweden iyo Denmark, balse waxaa kaliya lagu wadaa in la ogolaan doono dadka ku dhaqan gobolka Skåne oo ay hoos u dhacayaan kiisaska laga heley fayruska corona. Hab-raacaasi wuxuu dhigayaa in kiisasku aanay todobaadkii dhaafin 29 kiis marka ...

Read More »

Somaliland Oo Shiinaha Ka Diidday Inay Xidhiidhka U Jarto Taiwan, Xilli Uu Shiinuhu U Soo Bandhigay Inuu Xafiis Ka Furto Hargeysa

  07/07/2020   Hargeysa – Dawladda Somaliland ayaa ka diidday Shiinaha dalab uga yimi kaas oo ahaa inay xidhiidhka u jarto jasiirradda Taiwan. Warkani, oo lagu daabacay mareegta Raadiyaha caalamiga ah ee Taiwan ( Radio Taiwan International), ayaa waxaa lagu sheegay inuu Shiinuhu cadaadis ku saaray Somaliland sidii ay xidhiidhka ugu jari lahayd jasiiradda Taiwan, kadib markii Somaliland iyo Taiwan ...

Read More »

Ra’iisal Wasaare Khayre Oo Magacaabis Sameeyay

  07-07-2020   Muqdisho – Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Mukhatar Xuseen Maxamed (Qooraansay) u magacaabay inuu noqdo Maareeyaha Mashruuca Aqoonsiga ee Qaranka. War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Somaliya ayaa lagu sheegay in Mukhtaar Qooraansay uu la shaqayn doono Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha, Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka iyo Guddiyadii dhisnaa. Qoraalka oo mid ...

Read More »

Dutch police arrest 6 men, uncover makeshift torture chamber

  July 07, 2020   In this grab taken from video made available by the Netherlands Police on Tuesday, July 7, 2020, a view of a sea container equipped as a torture chamber, in Wouwse Plantage, Netherlands. Dutch police say they have arrested six men after discovering sea containers that had been converted into a makeshift prison and sound-proofed “torture ...

Read More »

Sudan sacks local officials in Nertiti in response to protesters’ demand

  July 07, 2020   By Sudan Tribune   KHARTOUM – The Sudanese authorities decided to remove local officials in the judicial and executive bodies of Nertiti in response to the demands of peaceful protesters who stage a sit-in in the Central Darfur area. For the ninth day, Nertiti, in western Jebel Marra, is witnessing a sit-in to demand to ...

Read More »

Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Soo Jeediyay In Shuruucda Golaha Shacabka Ansixiyey La Soo Marsiiyo Aqalka Sare Sida Uu Qabo Dastuurka

  07-07-2020   Muqdisho – Guddoomiyaha Aqalka Sare oo soo jeediyay in Shuruucda Golaha Shacabka ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka, kaddib warsaxaafadeed kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha golaha aqalka sare ee dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Halkan hoose baa laga aqrisan karaa warsaxaafadeedka.       – Radio Mogadiscio

Read More »

Xasan Sheekh Maxamuud Oo La Kulmay Guddoonka Aqalka Sare

  07-07-2020   Muqdisho – Guddoomiyaha Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka UPD Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaan maanta kulan gaar ah la qaatay Guddoonka Aqalka Sare ee dalka. Xasan Sheekh ayaa uga mahadceliyey Guddoonka Golaha Aqalka Sare dedaalka ay ugu jiraan sidii loo heli lahaa watashi ballaaran oo u dhexeeya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleeyada. Sidoo kale waxa ay iska ...

Read More »

Weriye Cabdicasiis Gurbiye Oo Maxkamad Lasoo Taagay

  07/07/2020   Cabdicasiis Gurbiye   MUQDISHO – Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo ah tifaftiraha idaacadda Goobjoog ee ku taalla magaalada Muqdisho ayaa maanta lasoo horjoojiyey maxkamad ku taalla magaalada Muqdisho. Cabdicasiis Gurbiye oo horey loogu xiray caasimadda ayaa banaanka ku jooga damiin, waxaana uu wajahayaa eedo la xiriiro qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook. Hay’adda u doodad xuquuqda aadanaha ...

Read More »