Author Archives: Booska Meesha

Farmaajo Oo Jawaab Ka Bixiyey Hadalkii Khayre Ee Ahaa In Doorashada La Qabto Waqtigeeda

  09-07-2020   MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay baaqa Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in doorashada soo socota ay ku qabsoonto waqtigeeda. Madaxweynaha ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta dimuqraadiyadda dalka iyo in la sii horumariyo hannaanka doorasho, iyada oo mar walba awoodda loo sii dhaweynayo shacabka Soomaaliyeed. ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ka Horyimid Qorshaha Muddo Kordhinta Dowladda

  09-07-2020   MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay doorashada 2020-2021, ayaa caddeeyay inay dhici doonin muddo kordhin ayna muhiim tahay in doorashadu waqtigeeda ku dhacdo. “Waa in doorashadu ay ku dhacdo waqtigii loogu tala galay, lagana fogaadaa in lagu shaqeeyo fikir ku saleysan mudo kordhin ...

Read More »

Statue of US first lady Melania Trump set on fire in Slovenia

  July 09, 2020   The life-sized sculpture was removed after the artist was alerted to the incident. PHOTO: AFP   By REUTERS   ROZNO, Slovenia – A wooden sculpture of US first lady Melania Trump was torched near her hometown of Sevnica, Slovenia, on the night of July Fourth, as Americans celebrated US Independence Day, said the artist who ...

Read More »

Axmed Madoobe Oo Ciidankii Ugu Badnaa La Tagaya Dhuusamareeb

  09-07-2020   In ka badan 30 askari oo ka tirsan Ciidanka Ilaalada Madaxweynaha Jubbaland ayaa goor dhow ka dhoofay Kismaayo, iyagoo ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb. Ciidamadan ayaa hordhac u ah Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo saacadaha soo socda tagi doona Dhuusamareeb, iyagoo ka qeyb qaadanaya sugidda amnigiisa. Ciidamadan oo ku hubeysan hubka fudud, ayaa ka mid ahaa ciidamada ...

Read More »

Sweden has become world’s coronavirus cautionary tale

  July 08, 2020   Not only have thousands more people died than in neighboring countries that imposed lockdowns, but Sweden’s economy has fared little better. Stina Stjernkvist – TT News Agency Via AP | A woman wears a face mask at a bus stop, with an information sign asking people to keep social distance due to the corona pandemic, ...

Read More »

Killing of Islamic State expert in Baghdad marks critical moment for Iraq

  July 08, 2020   Hisham al-Hashimi backed action to tackle Iraq’s powerful militias, despite knowing risks Mourners carry the coffin of Hisham al-Hashimi, who was shot dead outside his house in the Iraqi capital. Photograph: Ahmad Al-Rubaye/AFP/Getty   By Martin Chulov Middle East Correspondent | The Guardian   As Hisham al-Hashimi pulled up outside his Baghdad home on Monday ...

Read More »

Qaar Kamid Ah Ciidamadii Haramcad Oo Dhuusamareeb Laga Soo Qaaday

  08-07-2020   Ilo wareed lagu kalsoonaan karo oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa waxay HOL u sheegeen in diyaarad gaar ah ay halkaas kasoo qaadday ciidamada booliska ah ee leh tababarrada qaaska ah ee Haramcad, kadib markii la sheegay in qaar kamid ah Madaxda Maamul Goboleedyada ay imaanshiyahooda ku xireen in marka hore ciidamadaasi laga qaado magaalada. Madaxweynayaasha Jubaland ...

Read More »

Over 180 Bodies Found Dumped in Burkina Faso Town, Report Says

  July 08, 2020   For months, terrified residents of Djibo, a town in the West African nation, kept discovering corpses of men who had been shot, blindfolded and bound. They blame the military. A family from the Fulani ethnic group at a camp for displaced people in the town of Kongoussi, in northern Burkina Faso, in March. Residents said ...

Read More »

Saudi anti-graft agency probes 105 corruption cases in different sectors

  July 08, 2020   A Nazaha official said the Kingdom will continue to pursue cases of misappropriation of public money The cases involved fraud, bribery, and financial and professional corruption A general view of Riyadh, Saudi Arabia. PHOTO: AFP   By SPA   RIYADH – The Saudi Control and Anti-Corruption Authority (Nazaha) has initiated 105 corruption cases in the ...

Read More »

Qarax Goordhaw Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Faah-faahino Kasoo Baxaya

  08-07-2020   Waxaa goordhaw qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan meel ku dhaw xaruntii hore ee madaxtooyada u aheyd Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan. Sida aan wararka ku helnay qaraxan ayaa lala eegtay gaari ay leeyihiin Ciidanka Booliiska Soomaaliya, waxaana qaraxan khasaaro uu kasoo gaaray askar la socotay gaariga qaraxa lala eegtay. Ciidamo ...

Read More »