Author Archives: Booska Meesha

MUQDISHO: Dab qasaare hantiyeed baaxad leh geystay oo ka kacay kaalin shidaal

  17-01-2019   Wararka laga helayo isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dab qabsaday kaalin Shidaal oo ku taalla halkaasi. Dabka ayaa la sheegayaa inuu markiisii hore ka bilowday Koronto ku jirtay goob ku dhegan kaalinta shidaal, kaasi oo lagu soo waramayo inuu yahay mid baaxad leh, oo qaybo kale kusii baahaya, iyadoo iminka gurmadyo kala duwan ay ...

Read More »

EU military chief holds talks with AMISOM leadership in Somalia

  January 17, 2019   Mogadishu – The European Union (EU) Military and Conduct Capability Director Lt. Gen. Esa Pulkkinen, has described the African Union Mission in Somalia as an indispensable peace support operation, without which the Horn of Africa country may not function optimally. The EU military top official, who is also the Head of Mission of the EU ...

Read More »

Nin qorsheynayey inuu weeraro Aqalka Cad oo la qabtay

  17/01/2019   Senate     Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa xirtay nin la tuhunsan yahay inuu taageero kooxda Daacish, oo sida la tuhmayo qorsheynayey inuu gantaallada lidka taankiyada ku weeraro Aqalka Cad ee Mareykanka. Ninkan oo lagu magacaabo Hasher Jallan Taheb oo degan magaalada Cumming ee gobolka Georgia, ayaa wakiilada FBI-da waxay arbacadii ku xireen meel u dhow magaalada Atlanta. ...

Read More »

Ethiopia offers investment opportunities to Qatar

  January 17, 2019     Gulf Times   Ahead of a business forum aimed at enhancing bilateral ties slated next year, Qatar’s ambassador to Ethiopia urged Qatari businessmen yesterday to invest in a wide range of sectors in the East African country. At the ‘Invest in Ethiopia’ forum, organised by the Ethiopian Embassy at the Grand Hyatt Hotel, ambassador ...

Read More »

Dowlada Soomaaliya oo lagu wareejiyay 68-gaadiidka Gaashaaman

  17-01-2019   Waxaa saakay dekadda magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad kooban oo dowlada federaalka Soomaaliya kula wareegeysay 68-gaadiid nuuca gaashaaman ah oo ugu deeqday dowlada Qadar. Markab weyn oo siday gaadiidka gaashaaman iyo qalab milatari ayaa maalin kahor kusoo xirtay dekadda weyn ee magaalada Muqdisho, waxaana gaadiidka iyo agabka Milatari dowlada Soomaaliya ugu deeqday Xukuumada Doha. Wasiirka gaashaandhiga Xukuumada ...

Read More »

Tunisia’s largest union starts nationwide strike over pay

  January 17, 2019   Passengers look at information boards at the Tunis airport during a nationwide strike in Tunis, Tunisia January 17, 2019. REUTERS/Zoubeir Souissi   By Tarek Amara   TUNIS (Reuters) – Rail, bus and air traffic stopped in Tunisia on Thursday after the powerful UGTT union staged a one-day nationwide strike to protest against the government’s refusal ...

Read More »

Turkish interior minister meets Somali counterpart

  January 17, 2019   By Sertac Bulur, Anadolu Agency (AA)   Both ministers express satisfaction on realization of bilateral agreements signed between Somalia, Turkey in 2018 ANKARA ( AA) – Turkey’s Interior Minister Suleyman Soylu met with his Somali counterpart on Wednesday in Ankara. Security Minister Abukar Hassan Islow arrived in the Turkish capital to hold “important and productive” ...

Read More »

Faah Faahinno Laga Helayo Xiisad Beeleed Ka Taagan Duleedka Degmada Afmadow

  17/01/2019   Afmadow – Wararka laga helayo deegaanka Goobeeyo oo hoostaga dagmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas laga dareemayo xiisad dagaal oo u dhexeysa Labo Maleeshiyo Beeleed oo ku dagaalamay deegaankaasi. Dagaalkii shalay ayaa la soo warinayaa in ay ku dhinteen 6 qof oo dhinacyadii dagaalamay ah, iyadoo dirirtooda la sheegay in ay salka ku ...

Read More »

Wasiirka Amniga XFS oo Ankara kula kulmay wasiirka arrimaha Gudah Turkiga

  17/01/2019   Ankara (SONNA) – Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaalee) oo ku sugan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa la kulmay wasiirka arrimaha gudaha dalkaasi Suleyman Soylu iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ku saabsan xiriirka labada dhinaca. Waxaan xooga saaraynaa sidoo loo adkeyn lahaa xiriirka ka dhexeeya labad adal,iskaashiga ...

Read More »

Red Cross oo sheegtay in 50 ruux lagu la la’yahay weerarkii Dusit

  16-01-2019   Iyadoo ay saacado ka soo wareegtay markii weerarka lagu qaaday Hotelka Dusit ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa waxaa soo baxaya walaac laga qabo tirada qasaaraha ee ka dhalatay. Agaasimaha hey,ada laanqeyrta cas mudane Cabaas Guuleed ayaa sheegay in 50 qof oo ku sugnaa dhismaha wali la la’yahay. Mr Guuleed ayaa sheegay in ay ku ...

Read More »