Walaac Ay Soomaalida Keenya (Kenya) Ka Muujisay Hadal Kasoo Yeeray Raila Odinga

 

Fabeeley (Khamiis), 26/01/2023

 


Raila Odinga

 

NAIROBI – Hoggaamiyaha Mucaaradka Keenya (Kenya) Raila Odinga ayaa dhawaan meel Fagaara ah Tageerayaashiisa ugu sheegay in uusan Aqoonsanayn Madaxwaynaha Talada haya William Ruto iyo Dowladdiisa.

Haddaba, Keenya (Kenya) oo ah Dal ay ku noolyihiin Soomaali badan ayaa qaar kamid ah waxa ay Walaac ka mujiyeen Hadalka Odinga, iyagoo ka Cabsi qaba in Hadalkiisu uu Rabshado Keenya (Kenya) ka dhaliyo oo ay dhacaan Qalalaase Siyaasadeed.

Warkan waxaa Nairobi kasoo dirtay Maryan Maxamuud Barre.