Taariiq

Taariikh nololeed: Boqoradii Fanka Soomaaliyeed Khadra Daahir Cige oo geeriyootay

Waxaa umadda Soomaaliyeed ka baxay shumicii Fanka Soomaaliyeed Boqoradii codka dabacsaneeyd Fankana ka gaartay fiinta sare. Dhaxal aan salguuri ayeey uga tagtay shacabka Soomaaliyeed. Khadra Daahir Cige waxay sanadkii 1957 ku dhalatay Magaaladda Hargaysa halkaasi ayeey ku kaalin qaaday Waxna ku baratay, ka hor intii aanay jiidan dabaysha fanka-jacaylka oo biyo dhigtay yaraanteedii. Sida ay Khadra Daahir sheegtay muxibadda fanku ...

Read More »