Xisbiga uu Hogaamiyo Xasan Sheekh oo soo saaray War Saxaafadeed Xasaasi ah (Akhriso)

 

25/05/2019

 

Xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka (UPD) uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa War Saxaafadeed kasoo saaray xaalada siyaasadeed ee Galmudug iyo doorashada ka dhaceysa Jubbaland.

War Saxaafadeedka kasoo baxay Xisbiga UPD ayaa loogu baaqay dowlada federaalka Soomaaliya in faragalinta ay ka dhaafto maamulka Galmudug sidoo kale ka qaado cunaqabateynta dhaqaale ay kusoo rogtay.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Xisbiga UPD

 

Xigasho: Al Banaadir News

Leave a Reply