Xeer Ilaaliyaha Guud ee Hirshabelle Oo Amray In La Soo Xiro Yuusuf Dabageed

 

11-06-2019

 

 

Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad goboleedka Hirshabelle Cabdulaahi Maxamuud Gacal ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo guddoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar “Dabageed”.

Dabageed ayaa amar-diido ka keenay xil ka qaadis uu ku sameeyey madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare, oo jimcihii xilka ka qaaday.

 

Akhriso Qoraalka

– Goobjoog News

Leave a Reply