Xaaf Oo Ku Dhawaaqay Inuu Burburay Heshiiskii Ahlu-Sunna

 

24-06-2019

 

Dhuusamareeb – Madaxweynaha Maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ku dhowaaqay inuu burburay heshiiskii kala dhaxeeyay Maamulkiisa Galmudug isla markaana la qabanayo doorashada Madaxweynaha.

Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayuu ku sheegay in doorashada Galmudug ay ka dhacayso magaalada Cadaado oo ah Sida uu sheegay caasimadda KMG ah ee Gaalmudug.

Halkan hoose ka Akhriso:-

11

Leave a Reply