Raali gelin ka socota maamulka websiteka Banaadir weyne
Waxaan idiin wargelineeynaa in aanu gaarnay xiliyadii
Dib u habeeyn aanku sameeynjirnay website kaaga.
Sida website kaaga uu la sinaado alaadaha sanadka socda ee ugu wanaagsan
Midaasi kordhin karto in eey kuu fududaato wararkii aad noogu barateen oo xaqiiqada ka hadli jiray.
Maamulka website ka oo idiin leh Mahad sanidiin wada shaqeeynta aanu wada wadno.