Soomaali guulo ka gaaray doorashadii Sweden

12 Sebteember, 2018

 


Hanad Cabdi

 

Doorashadii dhawaan ka dhacdey dalka Sweden oo ka koobneyd heerarka kala duwan ee maamullada dowlada ee Federaal, gobol iyo deegaanba ayaa dadki ku tartamayey wax ku jiray Soomaali badan.

Hanad Maxamed Cabdi oo loo yaqaan Xulbale waxa uu ku guuleystey xubinnimada gollaha deegaanka Uumiyo, ee gobolka Vaster Botten oo dhaca waqooyiga Sweden.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa ugu horeyn weydiiyey dariinkiisa.

DHAGEYSO: HANAD MAXAMED CABDI

Leave a Reply