Somaliland Oo Ka Hadashay Dagaal Shalay Ka Dhacay Degmadda Hadaftimo ee Gobolka Sanaag

 

21/08/2019

 

Hargeysa – Xukuumada Somaliland ayaa Puntland ugu baaqday in ay ixtiraamto heshiis xabbad joojin ahaa oo ay horey u wada galeen, ka dib dagaal shalay ka dhacay magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag, sida lagu sheegay War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland.

Halkan hoose kala soco War-saxaafadeedka


– Hadhwanaag News

Leave a Reply