Siyaasiga Cabdi Raxmaan C/Shakuur Oo Eedeeyn U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

 

06-12-2019

 

Muqdisho – Qoraal ka soo baxay xarunta xisbiga Wadajir oo uu hoggaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa waxaa lagu cambaareeyey hadalkii kasoo yeeray Sheekh Xasan Daahir Aweys oo uu eedeyn ugu jeediyey Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur.

Qoraalka Xisbiga Wadajir ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay fursad u siisaye rag ka tirsan Al-Shabaab inay baneystaan dilka Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur.

Halkaan Hoose Ka Akhriso:

Xigasho: Somali Weyn News | Daabacaada: 05-12-2019

 

Leave a Reply