Sideed qodob oo lagu saleeyay Mooshinka laga keenay Madaxweyne Farmaajo (Akhriso)

09.12.2018

 

92 ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya ayaa galabta Mooshin xil ka qaadis ah ka keentay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Farmaajo.

Soo jeedinta Mooshinka xil ka qaadista Madaxweynaha oo loo cuskaday illaa sideed qodob ayaa waxaa lagu wareejiyay Guddoonka Golaha Shacabka.

Akhriso qodobada Mooshinka

 

 

– Universal Somali TV

Leave a Reply