Shir ku saabsan tahriibka oo lagu qabtay Jabuuti

07/12/2018

 

 

Magaalada Djibouti waxa maanta si rasmi ah loogu soo gaba gabeeyey shir heer wasiir ah oo si gaar ah culeyska loogu saarayay wax ka qabashada arrimaha tahriibka.

Shirkan waxa so qaban qaabisey hay’adda caalamige ee Qaramada Midoobay ee socdaalka ee IOM.

Wariyaha VOA-da Ramadaan Muuse ayaa warbixintan soo dirtay.

DHAGEYSO Shir ku saabsan tahriibka oo lagu qabtay Jabuuti

– VOA Somali News

Leave a Reply