Saameynta amni ee ciidamada kasoo baxay furumaha

 

19-03-2019

 

Ciidamada

 

Ciidamada dowladda Somalia ayaa ka baxey furumihii dagaalka ee deegaano ay hore u joogeen, taasi oo keentey in Al-Shabaab ay deegaanadaas la wareegaan.

Hase yeeshee, ra’iisul wasaaraha xukuumada Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa waxbo ka ma jiraan ku tilmaamey inay jirto mushaar la’aanta ciidamada ay ka cabanayaan.

Deegaanka Dhanaane ayaa ka mid ah meelaha ciidmada ay kasoo baxeen. Haddaba sidee ayay ciidamada furumaha soo faarajiyey u saameynaysaa deegaanada ay kasoo baxeen iyo guud ahan amniga.

Warbixin guud waxaa ku eegayo wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

DHAGEYSO Saameynta amni ee ciidamada kasoo baxay furumaha

– VOA Somali News

Leave a Reply