Masuul Loo Dhaariyay Jagadii Golaha Deegaanka Ee Ay Iska Casishay Fahiima Yuusuf

 

27/02/2020

 

Laascaanood – Jagadii xildhibaannimo ee ay banaysay Xildhibaanad Fihiima Yuusuf Cabdilaahi Jaamac oo ka tirsanayd golaha deegaanka Degmada Laascaanood ayaa loo dhaariyey Jaamac Baaruud Xirsi oo ahaa qofka ku xiga dhinaca kaydka .

– Hadh Wanaag News

Leave a Reply