Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Daah-furay Qorshaha Hawl-qabadka Shanta Sannadood Ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

 

06/12/2019

 

 

 

 

 

Hargeysa – Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Seylici ayaa lagu soo waramayaa in uu daah-furay qorshaha hawl-qabadka shanta sanadood ee hay’adda shaqalaaha dawladda.

Halka Hoose Ka Daawo

Xigasho: Somaliland Nation News | Daabacaada: 05/12/2019

Leave a Reply