Madaxweynaha Galmudug Oo Kulamo Ka Wada Gaalkacyo

 

30/03/2019

 

Gaalkacyo (SMN) – Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kulamo ka wada halkaasi.

Kulamadan oo ah kuwa is daba joog ayaa ah waxa uu la qaatay qeybaha bulashada iyo saraakiisha amniga ee magaaladaasi.

Intooda badan kulamadan ayaa diirada lagu saaray xoojinta amniga iyo sidoo kale arrimaha dib u heshiisiinta deegaanada dowlad goboleedka Galmudug.

Leave a Reply