Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Gal-Mudug Ayaa Cadeeyay In Cadaalada Horkeeni Doono Kuwii Dilka Ka Geystay Gal-Mudug

 

15-06-2019

 

Nayroobi – Madaxweynaha DG Gal-Mudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa maanta ka hadlay dilalkii xalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo iyo dilal kale ee ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweyne Xaaf waxaa uu cadeeyay in cadaalada la horkeeni doono kuwii dilalka ka geystay Degaanada Dowlad Goboleedka Gal-Mudug.

Halkan hoose ayaa laga daawan karaa, iyadoo laga soo xigtay Warbaahinta HCTV

Leave a Reply