Kenya oo xirtay xadka Soomaaliya ee dhanka Lamu

 

11-06-2019

 

Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay xirtay xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya ee dhanka Ismamaulka Lamu, waxayna sheegtay inaysan jirin cid ka soo gudbi karta xadka Kayuunga iyo Raaskaambooni.

Kenya ayaa arrintan u sababaysay walaac dhanka amniga ah oo ka jira deegaanadaasi.

Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Sabaab ayaa weerarao kala duwan horay uga fuliyay deenaada Lamu iyo dhanka xadka Raaskaambooni ee Soomaaliya.

Wariyaheena Khadar Mohamud Xareed ayaa warbixintan kasoo diray Nairobi.

DHAGEYSO Kenya oo xirtay xadka Soomaaliya ee dhanka Lamu

– VOA Somali News

Leave a Reply