Hobolo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

 

16/03/2019

 

Muqdisho (WBW: The GBM) – Hobolada Xasan Adan Samater, Axmed Cali Cigaal iyo Cawaale Yare ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay kasoo degeen Garoonka Dayuuradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle Cusmaan ee Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Warka wuxuu ku darayaa in hobolada ay lasoo socdaaleen ergo uu hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo booqasho rasmi ah ay maanta uga bilaabtay Dalka Soomaaliya.

Halkan hoose ka Daawo!

 

Warbaahinta Banaadir Weyne (WBW: The GBM [The Great Banadir Media]) waxaa markasta lagala socon karaa wararka xiisaha leh.

Leave a Reply