Himilo Qaran: Maxkamad baan Tiigsanaynaa

 

06/10/2019

 

Xisbiga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay maxkamad la tiigsanayaan dawladda Soomaaliya kadib makrii bishii hore ee Sebtemebr 22-keedii laga hor istaagay hoggaamiyahooda inuu u safro magaalada Kismaayo.

Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan-Kaafi Qoyste.

Dhageyso Warbixinta Muqdisho

– VOA Somali

Leave a Reply