Gudoomiyihii Gobolka Hiiraan Oo Xilka Laga Qaaday, Mid Kale Oo La Magacaabay

 

30-03-2020

 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Mudane Cali Jeyte Cismaan, iyadoo xilkaasi laga qaaday guddoomiyihii hore ee gobolkaasi, Mudane Cali Muxumed Caraale kaddib wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha.

Halkan hoose ka ka aqriso wareegtada.

– Shaaciye News

Leave a Reply