Guddoomiyahii Gobolka Hiiraan Oo Xilka Laga Qaaday

 

08-06-2019

 

Jowhar – Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa waxaa xilkii looga qaaday guddoomiyahii gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed.

Waare ayaa sidoo kale wuxuu xilkan u magacaabay Cali Maxamed Caraale, iyadoo mas’uulkan cusub loo rajeeyey in shaqadiisa u guto si hufan.

Hoos ka akhriso wareegtada:

 

Xigasho: Goobjoog News

Leave a Reply