Galmudug oo War ka soo saartay wadahadalkii Wasiirka arrimaha gudaha

 

28-03-2019

 

War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa looga hadlay Wada-hadaladii Dhowaan Dhexmaray Madaxda Galmudug iyo Wasiirka Arimaha Gudaha XFS.

“Galmudug waxay muujisay in miiska wada-Hadalka la isugu imaan karo hadii Dowlada Fadraalku ay tixgaliso Dastuurka Galmudug islamarkaana ay gacmaha ka laabato faragalinta qaawan oo ay ku heyso jiritaanka Hay’adaha dastuuriga ah ee Dowlad Goboleedka Galmudug sida; muddo xileedka Madaxda sare iyo Golaha Baarlamaanka ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka oo sidan oo u qornaa”

Xigasho: All Banaadir News

Leave a Reply