Filish Oo Amar Kasoo Saarey Adeega Shirkadda Forex

 

20-02-2020

 

Muqdisho – Wareegto ka soo baxday Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish)ayaa lagu amray in gabi ahaanba la joojiyo ruqsad siinta ama diiwaan galinta shirkadaha Forex.

Hoos ka akhriso qoraalka

Xigasho: Radio Shabelle

Leave a Reply