Faaqidaadda: Khilaafka Dowladda iyo Maamul-gobolleedyada

 

19-04-2019

 


Farmaajo

 

Barnaamijka Faaqidaadda waxaan toddobaadkan ku eegaynaa khilaafkii u dhaxeeya maamul-goboleedyada iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo halka uu ku danbeeyay.

Haddaba barnaamijka waxaa ka qeybgalaya oo arrimahaasi falanqeynaya Cabdirashiid Khaliif oo madax u ah hay’adda Heritage; Cabdiraxmaan Diinaari oo ka tirsan Hay’adda Talosoojeedinta iyo Burhan Warsame oo xubin ka ahaa guddiga dhex-dhexaadinta labada dhinaca.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda

– VOA Somali News

Leave a Reply