Dowladda Soomaaliya Oo Shaqada Ka Joojisay Labo Hay’ad Warbaahineed

 

12-11-2019

 

War Qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqda looga joojiyay labo hay’ad Warbaahinteed oo dalka ka howlgali jiray.

Hay’addaha shaqada laga joojiyay oo kala ah Media Link iyo Perspective Media ayeey ku eedeeysay Wasaaradda in ay raaci waayeen nidaamka ay Wasaaraddu u dejisay hay’adaha ka shaqeeya warbaahinta ee ku sugan gudaha Dalka.

Labada Hay’adood ee shaqada laga joojiyay ee Media Link iyo Perspective Media ayaa ka shaqeenayay dhinaca Warbaahinta, waxa ayna Hay’adahan xaruntooda weyn kutaalaa magaalada Nairobi.

Hoose ka akhriso Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda :-


– Hiran Online

Leave a Reply