Dowladda Soomaaliya Oo Amar Dul-dhigtay Hay’ado Caalami Ah

 

15-11-2019

 

Muqdisho – Wasaaradda Warfaafinta Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay Qoraal ay ku hageyso Hey’adaha Caalamiga ah ee ka hawlgala Soomaaliya kana Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka.

Qoraal uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa waxaa Hay’adaha Ka Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka la faray inay u hoggaansamaan shurcuucda u degsan dalka Soomaaliya, isla markaana ay ku Shaqeeyaan.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka oo ku qoran luuqada Ingiliish-ka.

– Radio Risaala

Leave a Reply