Djibouti: Garsoore Cabdiqawi iyo Md. Geelle oo Kulmay

16/12/2018

 

Madaxwenaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta madaxtooyada Djibouti ku qaabilsay Madaxweynaha maxkamadda cadaaladda adduunka Abdiqawi Ahmed Yusuf oo ka mid ah aqoonyahhano fara badan oo Soomaali ah oo ka qeybgalay madasha aragtiwadaagga Soomaalida.

Cabdiqawi ayaa madaxweynaha Djibouti uga mahadceliyay doorkii weynaa ee Djibouti ku lahayd doorashadii loogu doortay madaxtinimada maxkamadda cadaallada adduunka. Sagal Siciid Faarax ayaa warbixintan ka soo dirtay Djibouti.

Dhagesyo Gudd. Maxkamadda Caddaaladda Dunida

– VOA Somali News

Leave a Reply