Somali News

Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Gaadhay Degmada Badhan

  20/05/2019   Badhan – Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Cadaalada JSL Cabdirsaaq Cali Cabdi ayaa gaadhay degmada Badhan ee gobolka Badhan halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey. Wasiirka iyo waftigiisa ayaa markii ay soo gaadheen degmada Badhan waxay salaan sharaf ka qaateen cutubyo ka tirsan ciidanka qaranka JSL ee ku sugan degmada Badhan. Wasiirka Cadaalada Somaliland ayaa socod ...

Read More »

Qarax Caawa ka Dhacay Muqdisho

  19-05-2019   Askari taagan meel uu qarax ka dhacay Muqdisho Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in qarax baabuur uu ka dhacay degmada Xamar Weyne gaar ahana dhabarka dambe ee taallada SYL. Qaaraxan ayaa wararku sheegayaan inuu ka dhashay baabuur laga soo buxuiyey waxyaabaha qarxa. Ilaa hadda ma cadda in lagu dhuftay iyo in meesha la dhigay. Qaraxa ...

Read More »

Wasiir Goodax Barre oo sheegay inuu ka xun yahay hadalkiisii ahaa inuu fashilmay Imtixaamka Puntland

  19-05-2019   Muqdisho (SONNA) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Bare ayaa sheegay inuu ka xun yahay hadalkii uu ka jeediyay magaalada Jowhar ee ahaa inuu fashilmay Imtixaamka Dowlad Goboleedka Puntland. Halkaan Hoose ka Akhriso warka ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya:- SHARE Facebook

Read More »

WAR-SAXAAFADEED: Madaxweyne Somaliland oo Kulamo La Qaatay Wufuudii Kala Duwanaa ee Dalalka Dibadda Uga Yimid Ka Qaybgalay Munaasibaddii 18-ka May

  19/05/2019     WAR-SAXAAFADEED: 19/05/2019   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilnad, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa kulamo kula yeeshay wufuud kala duwan oo isugu jira xildhibaanno, wasiirro iyo diblomaasiyiin, kuwaas oo ka qayb-galay munaasibadda 18-ka May ee 28-guurada kasoo wareegtay markii ay Somaliland xorriyaddeeda dib ula soo noqotay. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu kulan gaar ah la qaatay ...

Read More »

Madaxwayne Mustafe Cagjar oo booqday Matxafka taariikhiga ah ee Harar

  19/05/2019   Madaxwaynaha DDS Mustafe Cagjar iyo Madaxda Degaanada Canfarta iyo Hararida ayaa maanta booqday Matxafka lagu kaydiyo Taariikhda Harar. Madaxwayne Mustafe Cagjar ayaa intuu ku sugnaa Matxafkan waxaa sharaxaad kasiinayay Matxafkan Odayaal dhaqameedka Harar, iyagoo uga warbixinayay taariikhdii hore ee ay Harar soo martay iyo dawladihii Islaamka ee xilliyadii hore ka talin jiray Harar. Booqashadan uu Madaxwayne Mustafe ...

Read More »

Waalidka Arday Maanta La’rasaaseeyay Oo Dalbaday In La Soo Qabto Askarigii Ka Danbeeyay Falkaas

  19-05-2019   Muqdisho – Aabe Daahir Cabdi oo dhalay sadax arday ah oo maanta wax ku noqotay rasaas uu furay askari ku sugnaa aga-gaarka Dabokaayo Madow ayaa idaacada Shabelle u sheegay in aan wali ganacanta lagu soo dhigin askari falkaas ka danbeeyay. Daahir oo ka hadlayay xalada carrurta qaar kuwaas oo kala ahaa labo gabdhood iyo wiil uu rajo ...

Read More »

Saldhigyo ciidamada dowlada & AMISOM ku leeyihiin Sh/hoose oo la Weeraray

  19-05-2019   Dagaalo culus oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka Sh/hoose. Dagaalka koowaad ayaa ka dhacay degmada Qoryooleey, kadib markii xoogaga Al-Shabaab ay weerareen Saldhig ciidamada AMISOM ku leeyihiin degmadaas, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal fool ka fool ah. Waxaa la sheegay in dagaalka ...

Read More »

Faah faahin:- Gaari ay la socdeen Arday oo lagu rasaaseeyey Muqdisho

  19-05-2019   Gaarigaan ayaa xilli uu marayay Bar Koontorool oo lagu hubiya Gaadiidka oo ku taalla degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir, ayaa waxaa la sheegay in uu rasaas ku furay askari ka tirsan Ciidamada Dowladda soomaaliya. Gaariga ayaa waxaa saarnaa arday dhigata Iskuulka Al-Anwaar (Ex Dhame Yaasiin Carte) ee Magalada Muqdisho, waxaana rasaastaas ku dhaawacmay saddex arday oo walaalo ...

Read More »

Wafdi ka socda Laanta taageerada howlagaladda nabadda ee midowga Africa oo kulan la qaatay Saraakiisha AMISOM

  19-05-2019   Laanta taageerada howlagaladda nabadda ee midowga Africa ee (AU PSOD) ayaa uga mahadcelisay ciidmadda midowga Africa ee ku sugan Somalia geesinimada ay ku muujiyeen goobaha dagaalka iyo in ay naftooda khatar u galiyeen sidii ay xasilooni iyo nabad ugu soo dabaali lahaayeen Soomaaliya iyo qaaradaba. Wafdigan ka socday midowga Africa laantiisa taageerada nabadda ayaa waday booqasho shaqo ...

Read More »

Madaxweynaha Koofur Galbeed oo ka hadlay qarax lagu dilay Sarkaal Ciidan

  19-05-2019   Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen ayaa xalay ka hadlay weerar duhurnimadii shalay ka dhacay degmada Bardaale ee gobolka Baay, kaasoo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Qarax Miino oo loo dhigay gaari ay wateen Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Koofur Galbeed, waxaa ku geeriyooday Kabtan Falaar Liibaan Nuur oo ahaa Sarkaal ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka, ...

Read More »