Somali News

Maxkamadda Sare Oo Markale U Fariisaneysa Dhageysiga Dacwadda U Dhaxeysa Xisbiga Himilo Qaran Iyo Hey’adda Duulista Rayidka Ah

  25-11-2019   Muqdisho (SONNA) – Maxkamadda sare ee dalka ayaa maanta markale u fariisanaysa dhageysiga dacwadda u dhaxaysa Xisbiga Himilo Qaran iyo Hey’adda Duulista rayidka. Dacwadaan ayaa bishii la soo dhaafay waxaa Maxkmadda sare u gudbiyey Xisbiga Himilo Qaran oo uu madaxda ka yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Dooda u dhaxeysa Xeer-ilaaliyaasha Qaranka iyo Garyaqaanada ...

Read More »

Roobab Muqdisho Xalay Ka Da’ay Iyo Masuuliyiinta Gobolka Banaadir Oo Tagay Meelaha Ugu Daran

  25-11-2019   Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa xalay kormeer ku tagay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan meelaha Biyaha roobka fariisteen. Gudoomiye kuxigeenka labaad ee gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa sheegay in u kuur galayeen xaaladaha qaar kamid ah xaafadaha magaalada. “Waxaan ku jirnaa kormeer aan ugu kuurgalayno xaalada iyo saamaynta ay yeesheen roobabkii saacadihii ...

Read More »

Golaha Wakiilada Somaliland oo Waqtiga loo Kordhiyay

    24/11/2019   Golaha Wakiilada Somaliland   WASHINGTON. D.C – Fadhi uu maanta magaalada Hargaeysa ku yeeshay Golaha Guurtida ee Somaliland, ayuu waqtiga muddo laba sano ah ugu kordhiyay Gollaha Wakiilada. Muddo xileedka labada sano ah ayaa billaabmeysa bisha Jannaayo ee sannadka 2020-ka iyadoo dhamaan doonta marka la gaaro bisha koowaad ee sannadka 2022 ka. Warkan waxa Hargiesa ka ...

Read More »

Madaxweyne Axmed Madoobe Oo U Safray Dalka Kenya

  24-11-2019   Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta safar ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Wararka ayaa sheegaya in wafdiga uu hoggaaminayo, Axmed Madoobe ay diyaarad gaar ah ka qaaday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Ujeedka socdaalkaani ayaa lagu sheegay inuu la xariiro xiisadaha siyaasadeed ee ka taagan gobolka Gedo ee koonfurta ...

Read More »

Madasha Xisbiyada Qaran Oo War Ka Soo Saaray Xadgubyo Ciidamada Itoobiya Ka Wado Gobolka Gedo

  24-11-2019   Madasha Xisbiyada Qaran ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xadgudubyo ay sheegeen in Ciidamada Itoobiya ka wadaan Gobolka Gedo, gaar ahaan degmooyinka Luuq, Doolow iyo Beled-xaawo, halkaasoo maalmihii la soo dhaafay ka jirtay dhaq dhaqaaq siyaasadeed iyo mid milateri oo ay qeyb ka ahaayeen Ciidamo Itoobiyaan ah. War saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa nasiib ...

Read More »

Golaha Aqalka Sare Oo Akhrinta Labaad Marsiinayo Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed

  24-11-2019   Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Magaalada Muqdisho ku leh Kulan ka mid ah kulankoodii caadiga ahaa. Ajendaha kulanka maanta ee Golaha Aqalka Sare ayaa ku saabsan akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed. Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa shalay ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka. – Radio Mogadiscio

Read More »

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Shaqsi Isku Qarxin Lahaa Hoggaanka Ahlu-sunna

  24/11/2019   Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa waxa ay xukun ku riddey shaqsi la sheegay in 23-kii May, 2019 ciidamada amniga qabteen isaga oo isku qarxin rabay hoggaanka Ahlu-sunna Waljameeca, xilli ay ku sugnaayeen munaasabad ka dhaceysay magaalada Guriceel. Shaqsigan ayaa lagu magacaabaa Maxamuud Cabdiraxmaan, waxaana sidoo kale lala xukumay Cali Dhubad Nuure Siyaad oo la ...

Read More »

Madaxweynaha Puntland Oo Saxiixay Xukun Dil Ah Oo Lagu Riday Saddex Nin Oo Geystay Kufsi Iyo Dil

  24-11-2019   Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, saciid Cabdulaahi Deni, ayaa saxiixay xukun dil ah oo lagu fulinayo saddex nin oo loo haystay inay kufsadeen oo dileen gabadh 12 ahayd oo lagu magacaabi jiray Caa’isha Ilyaas Aadan. Warbaahinta Hiiraan Online oo warkaan ka xaqiijisay ilo ku dhow madaxweyne Deni, balse diiday in magacooda la xuso, ayaa sheegaya in madaxweynuhu todobaadyo ...

Read More »

Dowladda Soomaaliya Oo Joojisay Muxaadaradii Sheekh Umal Uu Muqdisho Ku Qaban Lahaa

  23/11/2019   Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in la baajiyey muxaadaradii lagu madalsanaa in Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu ku qabto magaalada Muqdisho. Wasaaradda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in Sheekh Umal uu isagu go’aansaday in la baajiyo muxaadaradaas isagoo tix galinaya daruufaha ku xeeran muxaadarada oo la doonayey in galabta ...

Read More »

Qarax Xooggan Oo Goordhow Ka Dhacay Muqdisho

  23-11-2019   War goordhow naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Jugta Qarax Xooggan laga maqlay qeybo ka mid ah Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacay agagaaarka Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa mid lagu soo xiray gaari Nooca raaxada ah ayaa qarxay xili uu yaalla laamiga dhinaciisa, waxaana qaraxa kadib ka kacay ...

Read More »