Somali News

Dawlada Somaliya Oo Shaacisay Ujeedada Casuumad Gaar Ah Madaxwayne Farmaajo Sacuudigu U Fidiyay Iyo Taasi Mid La Mid Ah Oo La Gaadhsiiyay Madaxwayne Geele

  20-04-2019   Muqdisho (BNN) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shalay garoonka diyaaradaha Muqdisho ku qaabilay Wafdi ka socday Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo uu hoggaaminayay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda u qaabilsan Arrimaha Afrika Axmed Kattan. Wasiir Dowlaha arrimaha Afrika qaabilsan ayaa dhambaal uu ka siday Boqorka Sacuudiga soo gaarsiiyay Madaxweyne Farmaajo, iyadoo Madaxweynuhu uu guddoomay dhambaalkaas. Qoraal ...

Read More »

Mareykanka oo sheegay in weerar cir iyo dhul ah Al-shabaab looga saaray hareeraha Wabiga Jubba

  20-04-2019   Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay duqeyn ka geystay degmada Jamaame ee Gobolka Jubada hoose halkaas oo sidoo kale ay sheegeen in Ciidamad AMISOM iyo kuwa Soomaalida ay qabsadeen aagag cusub. Qoraal ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa lagu sheegay in duqeynta oo dhacday shalay lagu dilay labo ka mid ah Al-shabab. Waxaa kale oo ...

Read More »

Axmed Fiqi oo si kulul u weeraray Siyaasiyiinta iyo Culimada warbaahinta ka difaaca Madaxweyne Farmaajo

  20/04/2019   Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul u weeraray hab dhaqanka siyaasiyiinta iyo Culimada warbaahinta ka difaaca dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo, isagoo ku tilmaamay inay yihiin dad shidaal lagu soo shubo. Qoraal uu soo diray bartiisa Facebook ayuu uga hadlay hadalkii dhowaan ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo iyo hadalo warbaahinta ay siiyeen Siyaasiyiiniyo Culimo taageera Madaxweyna ...

Read More »

Yariisow oo Eryay 13-Qof oo isugu jira Agaasime Waaxeedyo & Shaqaalo+(Ogow Sababta)

  20-04-2019   Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho (Injineer Yariisow), ayaa la sheegayaa inuu shaqadii ka eryay 13-Qof oo isugu jira agaasimye waaxeedyo iyo shaqaalo ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir. Inkastoo Guddoomiye Yariisow uusan soo saarin Wareegto uu xilka kaga eryayo shaqaalahan ayaa hadana warar aan heleyno waxay sheegayaan in lagu wargeliyay iyagoo guryahooda jooga shaqadii laga joojiyay, islamarkaana ...

Read More »

Dagaal Xoogan Oo Ka Dhacay Gobolka Gedo

  20-04-2019   Garbahaarey (SMN) – Warar dheeraad ah ayaa ka so baxaya dagaal xoogan oo xalay Ciidamada dowladda iyo Al Shabaab ku dhex maray magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Dagaalka ayaa bilowday, kadib markii dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab ay weerar qorsheysnaa ku soo qaadeen fariisimo Ciidamada dowladda ku leeyihiin halkaasi. Lama oga illaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ...

Read More »

Faaqidaadda: Khilaafka Dowladda iyo Maamul-gobolleedyada

  19-04-2019   Farmaajo   Barnaamijka Faaqidaadda waxaan toddobaadkan ku eegaynaa khilaafkii u dhaxeeya maamul-goboleedyada iyo dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo halka uu ku danbeeyay. Haddaba barnaamijka waxaa ka qeybgalaya oo arrimahaasi falanqeynaya Cabdirashiid Khaliif oo madax u ah hay’adda Heritage; Cabdiraxmaan Diinaari oo ka tirsan Hay’adda Talosoojeedinta iyo Burhan Warsame oo xubin ka ahaa guddiga dhex-dhexaadinta labada dhinaca. Barnaamijka ...

Read More »

Soomaalida Nairobi oo walaac ka muujiyay amar ka soo baxay waaxda Isgaarsiinta Kenya

  19-04-2019   Qaar ka mid ah shacabka soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya gaar ahaan magaalada caasimada ah ee Nairobi ayaa ka baqdin qaba in saameyn uu ku yeesho amar ka soo baxay dowlada Kenya. Waaxda isgaarsiinta iyo technolajiyada ayaa soo saartay amar ah in ah in ay dadweynaha ay qaataan Card-ka loo yaqaan Huduma Number inta aan la ...

Read More »

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday seddex heshiis is afgarad ah oo lagu xoojinayo xiriirka

  19/04/2019   Muqdisho (SONNA) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Khamiistii kula kulmay Magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh Shoukry. Wadahadalka ayaa intiisa badan diiradda lagu saarray xiriirka walaalnimo iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar iyo habkii lagu xoojin lahaa, laguna horumarin lahaa dhinac waliba oo u adeegaya danaha labada dal ...

Read More »

General Koronto;”Cali Maxamed Geedi iyo Salaad Cali Jeelle ma matalaan shacabka Banaadir”

  19/04/2019   Taliyihii hore ee Qeybta 27-aad ee xoogga dalka Jeneral Maxamuud Maxamed Macalin “Koronto” ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee magaalada Muqdisho iyo hadal ay jeediyeen Cali Maxamed Geedi ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Salaad Cali Jeelle. General Koronto ayaa waxa uu ku tilmaamay Cali Maxamed Geedi iyo Salaad Cali Jeelle kuwo aan matalin shacabka magaalada ...

Read More »

Waxaa Baaqday Shirkii Ay Muqdisho Ku Yeelan Lahaayeen Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Iyo Dowlad Goboleedyada

  19/04/2019   Muqdisho (WBW: The GBM) – Maanta oo ay taariikhda tahay 19-ka Abriilo ee sanadkan 2019-ka aa waxaa degsaneed in Muqdisho uu ka furmo shir ay iskugu imaan lahaayeen Dowladda Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Hase ahaatee, shirkaasi waa uu baaqday, sida lagu soo waramayo. Waxyaabaha baajiyay shirkaasi, sida lasoo sheegayo, aa waxaa kamid ah; iyadoo Dowlad Goboleedyada Gal-Mudug ...

Read More »