Somali News

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Iyo Ergadii Uu Horkacayay Ayaa Gaartay Dalka Koofur Afrika + Sawiro

  25-05-2019   Johannesburg (WBW: The GBM) – Dalka Koofur Afrika ayaa laga soo sheegayaa in ergadii uu hogaaminayay Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ay xalay gaartay Magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika kadib markii ay shalay ka duuleen Garoonka Dayuuradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle Cusmaan ee Magaalada Muqdisho. Ujeedka booqashada ee Madaxweyne Farmaajo iyo ergada uu horkacayabba, ...

Read More »

Wasiir Kowaadka Dowladda Soomaaliya Ayaa Maanta Furay Masaajid Loogu Magac Daray Kalkaaliyehii Kelitaliyehii Soomaaliya Ee Magaciisaa Ahaa Jeneraal Dafle + SAWIRO

  24-05-2019   Muqdisho (WBW: The GBM) – Warar soo gaaray Warbaahinta Banaadir Weyne (WBW: The GBM [The Great Banadir Media]) isla markaana kasoo gaaray Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxey sheegayaan in Wasiir Kowaadka Dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu maanta furay Masaajid cusub oo ay yeelaneyso Haya’dda Wardoonka iyo Nabad Sugida Soomaaliya. Masaajidka cusub ee maanta ...

Read More »

Galmudug oo abaalmarinaysa Askari fashiliyay Qaraxii shalay

  24/05/2019   Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Maxamuud Xasan Masagawaay ayaa sheegay in maamulka Galmudug ay isku diyaarinayaan in ay abaalmariyaan Askartii shalay fashilisay Qaraxii la doonaayay in lagu laayo dadka Shacabka ah. Waxaa uu sheegay Madaxweynaha Galmudug uu ballanqaaday in si deg deg ah Askartaasi loo abaamarin doono, islamarkaana uu kaga mahadcelinaayo sidda ay Shacabkooda u badbaadiyeen. Wasiirka ayaa ...

Read More »

Ahlusunna Waljamaaca Oo Dad Hor Leh Ka Qab Qabatay Guriceel

  24/05/2019   Guriceel – Degmadda Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa shalay lagu qabtay nin doonayay in uu isku qarxiyo goob ay ka socotay munasabad lagu xusayay dadkii ku geeriyoday dagaaladii Al-Shabaab lagula galay gobolka iyadoo Ahlu Sunna ay maalintan oo kale xusto. Kaddib markii la qabtay Ninkaan oo xirnaa jaakadda qaraxa waxaa bilowaday xalay baaritaanno dad hor leh lagu ...

Read More »

Hanaanka Lagu Dooranayo Xildhibaanada Cusub Ee Maamulka Jubaland Oo La Shaaciyey

  24-05-2019   Kismaayo – Guddida doorashooyinka maamulka Jubaland ayaa shaaciyey qaabka lagu soo xulayo xildhhibaanada cusub ee baarlamaanka kuwaas oo dooran doona madaxweynaha cusub. Kulan dhexmaray guddida doorashada iyo odayada dhaqanka ee deegaanka Jubaland ayaa lagaga hadlay qaabka lagu soo dooran karo xildhibaanada cusub, iyada oo madaxda dhaqankana la hordhigay qorshe ay dejiyeen guddida doorashooyinku. Guddida doorashada maamulka Jubaland ...

Read More »

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Ayaa Gobolka Banaadir U Magacaabay Gudoomiye Kuxigeen

  24-05-2019   [Bidix ilaa Midig] – Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim Dheere) iyo Xuseen Maxamed Nuur   Muqdisho (WBW: The GBM) – Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa waxaa uu ku sheegay in Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim Dheere) uu u magacaabay Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Banaadir ee Arrimaha Maaliyadda, iyadoo uu xilkana ka ...

Read More »

Dhoolatus Millateri oo Maanta laga sameeyay degmooyin ka tirsan G/Galgaduud

  23/05/2019   Degmooyinka Guriceel & Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa Maanta dhoolatus Millateri ka sameeyay Ciidamada Maamulkii Gobolada Dhexe ee Ahlusunna balse haatan ku biiray Maamulka Galmudug. Dhoolatuskaas ayaa waxaa uu ahaa mid baroor diiqayo Ciidamada ku geeriyooday dagaalkii cuslaa e Gobolka Galggaduud ku dhexmaray Ciidamada Ahlusunna iyo Ururka Al-Shabaab oo weerar ku qaaday taas ...

Read More »

Warar dheeraad ah oo ku saabsan dil xalay ka dhacay degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir

  23-05-2019   Rag hubeysan ayaa xalay degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir gaar ahaan Daarta Xaaji Gaaboow waxaa ay toogasho ku dileen Labo ruux oo ganacsato ah oo siweyn looga garanayay xaafadda ay toogashadu ka dhacday. Qof ku suganaa goobta uu dilku ka dhacay oo laakiin magaciisa qariyay sababo dhinaca Amniga ah ayaa Hiiraan Online u sheegay in ay kala ...

Read More »

Deni & Xaaf oo soo saaray War-Murtiyeed ka dhan ah dowlada Soomaaliya

  22/05/2019   Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo qasriga Madaxtooyada Puntland ee Gaalkacyo ku qaabilay wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Kulanka Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha Galmudug waxaa qayb ka ahaa masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Puntland iyo Galmudug. Labada hogaamiye ayaa Warmurtiyeed ay soo saareen ku sheegay in aysan qayb ka ahayn ...

Read More »

Dacwadii Loo Haystay Kornayl Tuke Oo La Soo Gabogabeeyay Iyo Go’aanka Maxkamada Oo La Shaaciyay + Maxay Xukuntay Maxkamadu?

  22/05/2019   Xeerbeegti Maraykan ah ayaa heshay in uu dambi gaystay nin Soomaali ah oo taksi (Taxi) kaga shaqaysan jiray gobolka Virginia ee dalka Maraykank, isaga oo jirdil gaystay intii uu socday dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya qaybihii dambe ee siddeetameeyadii. Farxaan Taani Warfaa ayaa toddobaadkii hore ku makhraati furay Yusuf Cabdi Cali oo ah nin horay kornayl uga soo ...

Read More »