Somali News

Beesha Hawiye Oo Shaacisay In Aysan Farmaajo U Aqoonsaneyn Madaxweyne

  20-04-2021   Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho Shirweyne hal maalin socday ku yeeshay Beelaha Hawiye, Shirkaasi oo looga hadlay Xaaladda Siyaasadeeed ee Dalka, Muddo Kororsiga ay ku dhaqaaqeen Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Arrimo ku aaddan Beesha. War-murtiyeed laga soo saaray Shirweyaha Beelaha Hawiye ayaa waxaa marka hore lagu shaaciyay in Beesha Ay Kasoo Horjeedo Muddo Kororsiga ay Xildhibaanada Golaha ...

Read More »

Wareysi: Safiirkii Hore Ee Mareykanka Oo Ka Hadlay Xaaladda Soomaaliya

  20-04-2021   Stephen M. Schwartz   WASHINGTON – Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa ka hadley Xaaladda Soomaaliya ee xilligan, gaar ahaa Is-mari waaga Arrimaha Doorashada Safiirkii hore oo aan hada u shaqeyn Dowladda Mareykanka islamarkaana ah howlgab. Schwartz waa Diblomaasi muddo dheer ka soo shaqeeyey Qaarada Afrika. Waraysi ay la yeelatay Falastiin Axmed Iimaan waxaa ...

Read More »

Faah-faahino Kasoo Baxaya Qarax Ka Dhacay Muqdisho

  20-04-2021   Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qasaarihii ka dhashay Qarax xoogan oo Barqanimadii Maanta ka dhacay Xaafadda Daaru-Salaam ee Magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa Miino, ayaa waxaa lala bartilmaameedsaday Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Maamulka Degmada Dayniile Cabdi Maxamed Maxamuud ee Magaalada Muqdisho, kaas oo la soo wariyey inuu u geeriyooday Dhaawac kasoo gaaray Qaraxaasi. Illaa iyo ...

Read More »

Madasha Badbaado Qaran Oo Warqad Cabasho Ah U Dirtay Golaha Amaanka Ee Qaraamida Midoobay

  20-04-2021   Madasha Badbaado Qaran oo ay ku midoobeen Siyaasiyiinta Mucaaradka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa fariin u diray Golaha Amaanka ee Qaraamida MidoobayXiili lagu wado inay Maanta ka shiraan Xaalada Siyaasadda Soomaaliya. Madashada ayaa Warqadda ay direen waxay ku xuseen sida ay uga soo horjeedan Muddo Kordhintii Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ay ku ansixiyeen Qaraar Labo ...

Read More »

Farmaajo Oo Sheegay In Uu Diyaar U Yahay Doorasho Loo Dhan Yahay, Xilli Muran Kajiro Muddo Kordhinta

  20-04-2021   Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa Dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in la qabto Doorasho loo dhan yahay Xilli 12-kii Bishaan ay Golaha Shacabka Muddo Kordhin u sameeyeen. Farmaajo oo Booqasho ku tegay Dalka Jamhuuriyadda Demoqaraadiga Koongo ayaa ka codsaday Madaxweynaha Dalkaas ahna Gudoomiyaha Midowga Afrika in uu fududeeyo kor-joogtana ka noqdo Wadahadal ...

Read More »

Faalada Maanta Waxey Kusaabsan Tahay Waxa Isla Kulmiyo Markii Farmaajo Wax Lagu Qabsado, Iyo Lacagaha Lagu Qabto Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

  19-04-2021   Maalintii Shalay oo ay Taariikhduna aheyd 18dii Abriilo 2021da, waxaa uu Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) uu sheegay in Lacag tiro badan oo ka timid Dalka Kenya lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cabdulle Cusmaan ee Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho ee Gobolka Banaadir.   “Waxaan ku boggaadinayaa Ciidanka Booliska ee ...

Read More »

Taliyaha Booliska Oo Sheegay In Garoonka Muqdisho Lagu Qabtay Lacag Ka Timid Kenya

  19-04-2021   Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Xijaar ayaa sheegay in Lacag tiro badan oo ka timid Dalka Kenya lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho. Taliyaha ayaa ku boggaadiyay Ciidamada lacagtan qabtay, isagoo tilmaamay inay baaritaan ku wadaan. “Waxaan ku boggaadinayaa Ciidanka Booliska ee Saldhigga garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo qabtay lacag tiro badan oo sharci darro dalka ...

Read More »

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Hareermarsan Dastuurka Soomaaliya Ayaa Gaaray Dalka Jamhuuriyadda Demoqaraadiga Koongo

  19-04-2021   MUQDISHO – Wafdi uu horkacayo Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa Dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isla markaana Sii Hareermarsan Dastuurka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa iney gaareen Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Demoqaraadiga Koongo ee Kinshaasa, kadib markii ay Fiidnimadii Shalay ay ka ambabexeen Magaalo Madaxda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Muqdisho. “Safarka Madaxweynaha ayaa ku qotoma kor u qaadidda iskaashiga diblomaasiyadeed ee ...

Read More »

Farmaajo Oo Lagu Tilmaamay Inuu Ku Dayanayo Afewerki

  18-04-2021 Agaasimaha Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Rights Watch Kenneth Roth, ayaa Bartiisa Twitter-ka soo dhigay Fariin Qoraal ah oo uu ku muujinayo in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku dayanyo Madaxweynaha Dalka Erateriya Isaias Afwerki oo Muddo Badan Xukunka Haya. “Layaab malahan in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamaed Cabdullaahi Farmaajo ay Golaha Shacabku u sameeyaan Muddo Kordhin Hal Dhinac ah ...

Read More »

UK Oo Beenisay In Ay Taageertay Muddo Kordhinta Farmaajo

  18-04-2021   Danjirta UK ee Soomaaliya Kate Foster ayaa iska diiday War loogu Been Abuurtay oo Baraha Bulshada Saraakiisha Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya lagu baahiyey, kaddib Kulan ay Danjirtaa ay la yeelatay Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka. Sida Danjirta ay sheegtay “Waxaa Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka loo sheegay inaysan UK Taageeri Doonin Muddo Kordhin. Waxayna Madaxda Soomaalida u soo jeedisay in Miiska ...

Read More »