Bar. Faaqidaadda: Xaaladda Ciidamada Dowladda Soomaaliya

 

22-03-2019

 

Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan maanta diiradda ku saareyno xaaladda ciidamada dowladda Soomaaliya oo bilihii ugu dambeeyay ay qaarkood ka cabanayay mushaar la’aan.

Jacfar Kuukaay ayaa soo diyaariyay barnaamijkan, soona jeedinaya.

Dhageyso Barn. Faaqidaadda oo ku saabsan xaaladda ciidamada

– VOA Somali News

Leave a Reply