Author Archives: Booska Meesha

Ciidamo Soomaali iyo Mareykan ah oo xalay Weerar ku qaaday Deegaanka Daaru Salaam iyo Al Shabaab oo…

  12-03-2019   Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo gacan ka helayay kuwa Mareykan ah ayaa xalay howlgal isugu jiray cir iyo dhul waxa ay ku qaadeen Deegaan lagu Magacaabo Daaru Salama oo katirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Sida aan Wararka ku helnay ciidamada huwanta ah ayaa weerar ku qaaday saldhig Al Shabaab kaga sugnaayeen deegaankaasi, waxa ayna ciidamada diyaarado helicopter ah uga ...

Read More »

Madaxweyne Butafliiqa oo markii shanaad aan u loolami doonin Xilka

  11-03-2019   Madaxweynaha Al-Jeeriya Cabdi Casiis Butafliiqa ayaa ku dhawaaqay in uusan isku soo sharixi doonin markii shanaad xilka Madaxtinimo. Mr Butafliiqa oo la tacaalaya xaalad caafimaad daro ayaa wajahayay labadii todobaad ee la soo dhaafay dibadbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo in uu isoo sharaxo. Dhanka kale waxaa uu sheegay in aysan dhici doonin bisha soo socota ee ...

Read More »

Sidee Madaxweyne Farmaajo loogu soo dhoweeyay Magaalada Kampala…?

  11/03/2019   Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa caawa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Farmaajo ayaa ka qeyb galaya shir berri ka furmaya magaalada Kampala oo looga hadlayo isku xirka iyo horumarka Africa “Africa Now”, isagoo ka mida madax kooban oo afrikaan ah oo shirkaasi ka qeyb galaya. Waa safarkii saddexaad ee bishan gudaheed ...

Read More »

Taliyaha ciidamada Booliska AMISOM oo ku geeriyootay shilka diyaaradeed ee Ethiopian Airlines

  11/03/2019   Kusimaha Taliyiha ciidamada Booliska AMISOM Cristine Alola ayaa ka mid noqotay dadkii ku geeriyooday shilkii diyaaradeed ee Ethiopian Airlines. Alola oo u dhalatay dalka Uganda ayaa ku sii jeeday magaalada Nairobi waxaana xaqiijiyay geerideeda ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Midowga Afrika ee Hawlgalka AMISOM, Simom Mulongo. Diyaarada Ethiopian Airlines ee shalay ku burburtay meel ku dhow Tuulladda Tulu ...

Read More »

President Bouteflika Returns Home in Algeria amid Protests

  March 11, 2019   Today marks day 18 of ongoing protests in Algeria to urge Bouteflika to step back from the 2019 election. But will it happen? Algerians protesting against Bouteflika re-election   By Safaa Kasraoui Safaa Kasraoui is a journalist at Morocco World News.   Rabat – A plane carrying President Abdelaziz Bouteflika landed in Algeria yesterday. The ...

Read More »

At least 19 UN-affiliated personnel killed in Ethiopian crash

  March 11, 2019   A flight information board displaying the details of Ethiopian Airlines Flight ET 302 is seen at the Jomo Kenyatta International Airport (JKIA) in Nairobi, Kenya March 10, 2019. REUTERS/Baz Ratner   Source: Via Channel News Asia   UNITED NATIONS – At least 19 people affiliated with the United Nations were among those killed in the ...

Read More »

Chinese carriers, Ethiopian Airlines halt use of Boeing 737 MAX 8 aircraft after crash

  March 11, 2019   Airplane engine parts are seen at the scene of the Ethiopian Airlines Flight ET 302 plane crash, near the town of Bishoftu, southeast of Addis Ababa, Ethiopia March 11, 2019. REUTERS/Tiksa Negeri   By Stella Qiu, Josh Horwitz   BEIJING/SHANGHAI (Reuters) – China’s aviation regulator on Monday grounded nearly 100 Boeing Co 737 MAX 8 ...

Read More »

Shirkado hakiyey isticmaalka diyaardda Boeing 737-Max 8

  11/03/2019   Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa dejisay dhammaan diyaaradaheeda nooca Boeing 737-Max 8 kadib markii mid ka mid ah oo shalay dhacday ay ku dhinteen 157 qof. Madaxda shirkadda, Tewolde GebreMariam ayaa sheegay in wax kasta ay sababi karaan in diyaaraddaas ay soo dhacdo. Waxa uu sheegay in shirkadda diyaraadaha Ethiopian Airlines ay ka mid tahay shirkadaha diyaaradaha ...

Read More »

Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo Saaka Ku Wajahan Kismaayo

  11-03-2019   Kismaayo (SMN) – Xasan Cali Khayre ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ku wajahan M/Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Qaban-qaabadii ugu dambaysay ee lagu soo dhoweynayo ra’iisul wasaare Khayre ayaa haatan si weyn uga socota gudaha magaaaladaasi. Boorar waawayn oo lagu daabacay sawirrada ra’iisul wasaaraha iyo madaxwaynaha Jubbaland oo lagu muujinayo soo dhoweyn ...

Read More »

‘Risk to Qatar World Cup, contractors’ following latest corruption allegations

  March 11, 2019   Doha accused of offering FIFA $880m in secret payments Al Jazeera executives made $400m offer in TV contract, UK newspaper reveals It wasn’t long after this image was taken that the first claims of corruption were being made. (File/AFP)   By BEN FLANAGAN, Arab News   LONDON – Contractors working on Qatar World Cup projects ...

Read More »