Author Archives: Booska Meesha

AMISOM oo xabsiga dhigtay Nin Turjubaan ah oo Sawirro ka qaaday iyaga oo shacab ku leynaya Muqdisho

  26-06-2019   Sarkaal Soomaali Kenyaan ah oo turjumaan u ahaa AMISOM ayey dowladda Federaalka ah ku wareejisay AMISOM kaddib markii uu sawirro ka qaaday Ciidamada AMISOM oo dad rayid ah ku leynaya Ex-Koontarool Balcad ee Muqdisho. C/wahaab Xaaji Axmed oo ah Turjumaan ka tirsanaa AMISOM ayaa Ciidamada AMISOM oo qarax lala beegsaday kaddibna dad rayid ah leynaya sawirro ka ...

Read More »

Analysts Unsure Why General Killed Amhara Region President

  June 25, 2019   Security forces stand guard in Meskel Square in Central Addis Ababa, June 23, 2019.   By Salem Solomon   As Ethiopia observed a national day of mourning following what the Prime Minister’s office called an attempted regional coup in one of its regions, questions remain about the alleged mastermind of the attack and his motives. ...

Read More »

New UN Special Representative for Somalia arrives in Mogadishu

  June 25, 2019   Mogadishu – James Swan arrived in Mogadishu today to take up his duties as the Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia and Head of Mission for the United Nations Assistance Mission in Somalia. The career diplomat, who is a national of the United States, was appointed to the post on 30 May ...

Read More »

China, African countries vow to enhance cooperation

  June 25, 2019   Chinese State Councilor and Foreign Minister Wang Yi (R) meets with South African Foreign Minister Naledi Pandor in Beijing, capital of China, June 24, 2019. Naledi Pandor was here to attend the Coordinators’ Meeting on the Implementation of the Follow-up Actions of the Beijing Summit of the Forum on the China-Africa Cooperation (FOCAC). (Xinhua/Zhai Jianlan) ...

Read More »

Mucaaradka oo ku guuleystay Doorashada Duqa Istanbul

  25/06/2019   Guusha xisbiga mucaaradka ee doorashada duqa Istanbul ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah loo shaaciyay Isniintii, iyadoo falan qeyayayaal ay sheegayaan in taasi ay muujineyso in dalka ay ka dhici karto doorasho si weyn loogu tartamo. Guusha musharixii mucaaradka Ekrem Imamoglu ayaa waji gabax xooggan ku ah madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo mar ayaa loo arki ...

Read More »

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baladweyn

  25-06-2019   Baladweyn – Wafdigan uu hoggaaminayo wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Taclinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan,halkaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyey. Xubnaha uu hogaaminayo mudane Cabdullaahi Goodax Barre waxaa kamid ah xildhibaano ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliya,waxaana soo dhaweeyey mas’uuliyiinta maamulka iyo qeybaha bulshada. Ujeedka socdaalka wafdigan ...

Read More »

Sweden, Switzerland To Help Somaliland Explore Economic Capacity

  June 25, 2019   By Odindo Ayieko | East African Business Week   Sweden and Switzerland have offered to help Somaliland build their economic capacity as the country continues its push for international recognition. In separate meetings with officials of the two countries recently, Somaliland envoy to Kenya Bashe Omar says Sweden and Switzerland will explore the economic opportunities ...

Read More »

Faah Faahinno Ka Soo Baxaya Dagaal Ka Dhacay J/Hoose

  25-06-2019   Kismaayo – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay dagaal xoogan oo maanta ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii Al Shabaab ay weerar culus ku qaadeen fariisin ciidamada Jubbaland ay ku leeyhiniin deegaanka Wirkoy ee gobolkaasi. Weerarka kadib ayaa la sheegay in dagaal toos ah labad dhinac uu ...

Read More »

Kooxda Macawiisleyda oo sheegay inay sii daayeen Maxaabiis Shabaab ugu xirnaay Gobolka HIiraan

  24/06/2019   Buulo Burde – Kooxda Macawiisleyda ee ka dagaalanta Hiiraan iyo Shabellaha dhexe, ayaa sheegtay inay sii daayeen tiro maxaabiis ah oo Shabaab ugu xirnaa deegaano hoostagga Degmada Buulo burde ee Gobolka Hiiraan. Sarkaal ka tirsan Kooxda Macawiisleyda ayaa warbaahinta u sheegay weerar ay ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen Shabaab oo hoostagta Degmada Buulo Burde ee Gobolka ...

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo caawa gaaray Cadaado iyo Xildhibaanadii Muqdisho ka yimid oo…

  24/06/2019   Cadaado – Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goor dhow oo caawa gaaray magaalada Cadaado oo aheyd xaruntii hore ee Kumeel gaarka aheyd ee lagu dhisay Maamulka Galmudug. Sida wararku sheegayaan Madaxweyne Xaaf ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay Cadaado, waxaana looga hortagay banaanka magaallada, kaddib markii uu safar dhulka ah uga yimid deegaanka Godinlabe oo ...

Read More »