Author Archives: duqa

Wakiilka Gaarka ee Midowga Afrika ee Soomaaliya oo u hambalyeeyay Gudoomiyaha la doortay ee golaha shacabka

War ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya iyo Madaxa AMISOM, Ambassador Francisco Madeira, ayaa loogu hambalyeeyay Guddoomiyaha cusub ee Baarlmaanka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan. Ambassador Madeira ayaa hadal kooban ku yiri “Doorashada nabdoon ee Golaha Wakiilada Shacabka iyo guusha ayaa mar kale xaqiijinaysa in dimoqraadiyadda ka jirta Soomaaliya ay ka soo ...

Read More »

Xarun lagu dhaqanceliyo dhalinyarada Shabaab ka goosata oo laga furay Magaalada Dhuusamareeb

  Madaxa Xukuumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Agaasimaha Waaxda Dhaqan celinta Maleeshiyaadka u qaabilsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si wada jir ah u daah furay Xaruntaan. Waxyaabaha keenay in la furo Xarunta waxa uu Sh.Shaakir ku sheegay in ay tahay kadib markii ay kordheen dhalinyarada isaga baxeyso Al-Shabaab sida uu hadalka u dhigay. Ka maamul ahaan iyagoo ...

Read More »

Kooxo hubeeysan oo weerar ka geeystay deegaan ka tirsan gobolka Waqooyi bari Kenya

Weerarka ayaa la sheegay in uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Shimbir Faadumo oo ku yaal koonfurta magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi bari Kenya.   Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Waqooyi bari Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in inta ay ogyihiin ay weerarkaasi ku dhinteen laba qof oo rayid ah, sedexda kalena ay kasoo gaareen dhaawacyo.   Sida ay masuuliyiintu ...

Read More »

Raysul wasaare Khayre oo la kulmay dhiggiisa dalka Belgium

Mudane Xasan Cali Khayre, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka, ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalkaasi, Charles Michel. Labada Ra’iisul Wasaare, Khayre iyo Charles Michel oo kulan gaar ah yeeshay ayaa ka hadlay arimo muhiim u ah labada dowladood oo ay kamid tahay xoojinta xariirka ...

Read More »

Munaasbad dhiirigelin ah oo loo sameeyay ciidamo isku-dhaf ah oo ka shaqeyn doono nabadgelyada gobolka Banaadir

Todobaadyadii ugu dambeeyay waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabanayay Shirar isdabo joog ah oo looga hadlayay amniga Gobolka Banaadir, Kulamadaasi ayaa inta badan lagu gorfeynayay sidii  wax badan looga qaban lahaa Amniga, Hadaba xukuuamdda Federalka Soomaliya ayaa qorsheyneysa in amniga magaalada Muqdisho iyo xasidoonida gobolkaasi si  ay uga qeyb qaataan ciidamo isku dhaf ah ee ka kala tirsan Booliiska, Asluubta iyo ...

Read More »

Soomaaliya oo laga xusay maalinta saxaafadda adduunka

Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ oo gacan ka helaya xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM)  ayaa waxa uu xaflado kala duwan oo lagu xusayay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda ku qabtay lix magaalo oo ka tirsan dalkeenna Soomaaliya. Xafladda ugu weyn ayaa waxa ay ka dhacday magaalada Muqdisho Beerta Nabadda, waxana ka qeyb galay sii hayaha Wasiirka wasaaradda Warfaafinta ahna Wasiir ...

Read More »

Shirkadda Dahab-shiil Group oo deeq raashiin gaarsiisay shacabka ay sameeyeen Fatahaaddii Baladweyne

Deeqdan Raashinka ah oo ay Shirkadda Dahab-shiil Group maanta soo gaarsiiyeen Dadkii ka Barakacay Fataahaadda Wabiga Shabelle ee Magaalada Beledweyne ayaa loogu qeybiyay  deegaanka Ceel-jaalle oo ah halka dadka ugu badan ay ku barakaceen. Maamulka Shirkadda Dahab-shiil Group ee Gobolka Hiiraan  Xaaji Cismaan Dhagaxow ayaa sheegay  in Kaalmadan la gaarsiin doono dhammaan dadkii ay saameysay fatahaadda wabiga oo ay qeyb ...

Read More »

Ra’iisul Wasaare Khayre oo kulan la qaatay Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Yurub

Mudane Xasan Cali Khayre oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Brussels ee dalka Biljimka, halkaa oo uga qeybgalayay shir looga hadlayay arimaha Soomaaliya ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah jaaliyadaha Soomaalida ee Qaaradda Yurub. Kulanka uu raysul wasaaraha la qaatay madaxda Jaaliyadaha Soomaalida ee Yurub ayaa waxaa ay uga wada hadleen ix-xo-wareeysi ku saabsan xaaladda dalka iyo kaalinta ...

Read More »

Dowladda China oo sheegtay in Soomaaliya ay la leedahay xiriir wanaagsan oo jireen ah

Ku-xigeenka Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha dibada dowladda China Hu Zhang Liang ayaa sheegay in uu uu jiro xiriir qota dheer oo soo jireen ah oo dowladda China kala dhaxeeya dowladda Soomaaliya. Agaasimaha ayaa hadalkan ka sheegay kulan maanta uu la qaatay Wariyayaal ka kala socday warbaahinta gudaha Soomaaliya oo booqasho 11 cisho ah ku jooga magaalada Beijing ee caasimadda ...

Read More »