Ardayda Somaliland oo casharada laga siinayo warbaahinta

 

06/04/2020

 

Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay billaabeen hab casri ah oo ay ardayda ku gaadhsiinayaan waxbarashada iyadoo la adeegsanayo warbaahinta kala duwan sida raadiyaha iyo telefishinada.

Tallaabadan ayaa looga gol leeyahay in ardayda aysan seegin waxbarashada inta ay xiran yihiin iskuullada, oo loo xiray sababo la xiriira cudurka Coronavirus.

Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

DHAGEYSO Ardayda Somaliland oo casharada laga siinayo warbaahinta

– VOA Somali

Leave a Reply